Xildhibaan Ifraax Cali Kirix oo Ku Guuleysatay Billad Sharaf Caalami Ah oo Laga Bixiyo Dalka Sweden Taasoo Ay Ku Mutaysatay Doorka Ay Ka Qaadatay Xuquuqda Haweenka
SWEDEN(OWN)- Xildhibaan Ifrax Cali Kirix oo ah mudane kamida gollha deegaanka ee magaalada Jönköping ee dalka Sweden ayaa maanta ku guuleysatay Billad sharaf (Nobel Price) aad u sareeya oo laga bixiyo dalkan Sweden sanadkiiba mar, Xildhibaan Ifrax ayaa isla maanta lagu gudoonsiiyey Billad sharaftaa magaalada Jönköpong ee dalkan Sweden,
Xildhibaan Ifraax Cali Kirix oo ah gabadh aad u dedaal badan ayaa biladan oo laga bixiyo gobolka Småland ee dalka Sweden ayaa waxaa lagu gudoonsiiyey doorka ay ka qaadatay Xuquuqda Haweenka & la dagaalanka gudniinka fircooniga ah iyadoo saxaafada dalkan sweden ay ku tilmaamtay Xildhibaan ifrax Xidig ka dhex muuqata bulshada dalka Sweden & weliba dalkii ay asal ahaan ka soo jeedo ee Somaliland,
Warbaahinta ayaa ku amaantay Xildhibaan Ifraax dedaalka & geesinimada ay muujisay kadib markii ay cod dheer ku muujisay dhibaatada haysata haweenka Soomaaliyeed & kuwa swedishka ahba iyagoo xusay in Xildhibaan Ifraax ay si weyn u caawiso haweenka Dhibaataysan isla markaana ah hormuud ka tahay dadka u dooda xuquuqda haweenka, Ugu danbeyntii Ifraax cali Kirix ayaa ku guuleysatay ama mutaysatay in la siiyo Billad Sharaftan oo sanadkiiba mar la siiyo dadka arimaha waaweyn ka qabta dalkan Sweden & guud ahaan caalamkaba,
HALKAN HOOSE KA AKHRI WARKA OO DHAN,,,
http://www.jnytt.se/nyhet/52666/rord-ifrah-kirih-blev-arets-smalanning
Halkan ka akhri dadka ku guuleysatay billadan 24 kii sanadood ee ugu Danbeeyey,
Previously, people who received an award for the year Smålander
1988: Anders Björk, MP
1989: Lena Phillips, artist
1990: Roland Nelson, Erikshjälpen
1991: Alf Svensson, leader
1992: Astrid Lindgren, author
1993: Goran Kropp, adventurers
1994: Alf Henrikson, author
1995: Denny Eriksson, club director HV 71
1996: Nina Persson, The Cardigans, artist
1997: Gosta Gunnarsson, Governor
1998: Lena Maria Klingvall, artist, singer
1999: Alice Bah, hostess etc
2000: Gunnar Meijer, business leaders
2001: Lars-Åke Lagrell, football chairman
2002: Anna Bråkenhielm, TV innovator, CEO Strix
2003: Bildoktorn Bosse Andersson, “bildoktor”
2004: Live Wire Fire, national championship winner, VMS Chairman
2005: Lottie Knutson, Director, Leisure Travel
2006: Olle Nordin, coach of J-Southern
2007: Susanne Ryden, soprano
2008: Nicki Pedersen, Mildura
2009: Jonas Nyström, Pastor
2010: Jonas Thern, football’s profile
2011: Stefan Liv, hockey goalie
Oodweynenews.com / Sweden / Office

