|

Xisbiga WADDANI Oo Munaasabad Uu Ugu Dabaal Degayo Xisbinimadiisa Hargeysa Ku Qabsaday +SAWIRO

Hargeysa (OWN)- Xisbiga Waddani ayaa maanta waxa uu magaalada Hargeysa ku qabsaday munaasabadda ballaadhan oo uu ugu dabaal degayo ka mid noqoshada xisbiyada qaran.

Munaasabaddan ayaa ay ka soo qayb-galeen madaxda ugu saraysa ee xisbiga Waddani oo uu ka mid yahay  guddoomiyaha xisbiga Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)  masuuliyiin ka socotay   xisbiyada kale iyo qaar ka tirsan ururadii hadhay  iyo dadweyne kale oo ka mid ah taageerayaasha   xisbiga.

Khudbado kale duwan iyo muuqaalo qurxoon oo ku saabsan sidii ay u dhacday  munaasabaddu kala soco Oodweynenews.com

Oodweynenews.com,Hargey sa Office

COMMENTS