Waxaan hanbalyo aad u balaadhan u dirayaa dhamaan taageerayaasha ururka haldoor
oo sanad guuradii uruka ee ugu horaysay ka xusaaya daafaha aduunka
waxaan dhamaan u rajaynayaa ururka iyo xubnihiisaba guul iyo barwaaqo
Waxa hubaal ah in urarkan haldoor oo ah urur samafala una adeega bulshada
somaliland uu qabtay horumar badan.
waxaaanan u rajaynayaaa inuu mustaqbalka guulo waaway oo kale ka qabto
dalka gudihiisa
Waxaan markasta mahad gaara siinayaa xubnaha ururka ee dar ilaahay
ugu shaqeeya umadooda si xilkasana ugu adeega ururka samafdalka haldoor
waa ajar aad u wanaagsan oo xaga ilaahay aad ka helaysaaan
wabilaahi tawfiiq
Gudoomiyaha ururka samafalka HALDOOR ORG SICIID CABDI DHEEN
ALAA MAHAD LEH