|

OWN: Halkan Ka Dhagayso Waraysi Aad U Dheer Oo Xiiso Badan Oo Ay Oodweynenews La Yeelatay Fanaanadda Codka Halaasiga Ah Leh Ee Deeqa Axmed Gaydh

Hargeysa (OWN)- “Xoorkii laga dhamay xagaaga iyo xusuusbaa geela lagu xergeeyaa”  shabakadda Oodweynenews  oo aad uga barateen inay  idin soo gudbiso warar, barnaamijyo dhacdooyin , qoraalae nuxur xambaarsan , sugaan waraysiyo kale duwan ayaa waxaa maantana noo farxad ah in aanu  markale akhyaarta ku xidhan shabakaddu   ay nala wadaagaan  waraysi faneed aad u qiimo badan oo aanu idinka hayno fanaanadda Deeqa Axmed Gaydh.

 

Deeqa Axmed Gaydh  oo ku nool hadda dalka Canada ee qaaraadda waqooyinga maraykanka ayaa waxaan filayaa in aad waraysigan kaga bogan doontaan  kuwa badan oo ka mid ah heesaha fanaanaddu qaado ee dhagaysi haboon:-  

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

AMA HALKAN KA DHAGAYSO

Oodweynenews.com,Hargeysa Office

COMMENTS