|

Dood Dhexmartay Somaliland iyo Somalia, Iyo Qoraaga Maxamed Baashe Oo Wacdaro Ka Dhigay Isagoo Waxbadan Iftiimiyey

Dood dhex martay aqoon yahano kasoo kala jeeda Somaliland iyo Somalia oo lagasii daayay Television-ka Universal Habeenkii khamiistii ee Taarikhdu ahayd 30/01/2013.  Qoraaga wayn ee  Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo wacdaro ka dhigay doodaas isagoo iftiimiyey madmadowga ay Soomaalida  ka warwareegaan, Daawasho wacan.

COMMENTS