|

Fanaanka Weyn Ee Sir Maxamuud Cumar Oo Soo Saaray Hees Cusub (LIISHAAN)

Dhageystayaal ku soo dhawaada Shabakada Caalamigaa ee oodweynenews  ood uga barateen inay idin soo gudbiso Heeso cusub ,Warar iyo barnaamijyo aad u xiiso badan islamarkaasina Xambaarsan Madadaalo Wacyigalin.

 

Waxaanan maanta halkan idinku soo gudbineynaa Hees cusub oo uu soo saaray fanaanka  wayn ee aadka u codka macaan ee Sir Maxamuud Cumar (Walaalaha  Sweden) taasi oo lamagac baxaday LIISHAAN. 

 

Waana  Erayadii  ABDIRASHID JIBRIIL, Laxankii Iyo Codkii  Sir Maxamud Cumar, iyo waliba muusigii MUSTAFE DAFLE,  ee Dhegaysi wacan:- 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

AMA

KA DHAGAYSO MOBILE-KAAGA 

Oodweynenews.com/London

COMMENTS