|

Hakan ka daawo kulan laga wada tashanayay dhismaha wadada isku xidhaysa Burco, Oodweyne, Hargaysa, lacagna lagu gudoonsiiyay Gudida gacanta ku haysa wadadaasi, oo maanta lagu qabtay magaalada Oodweyne.

COMMENTS