Hambalyo Meher Wacan : Boqorada hibaaq axmed aw saalax iyo boqorka axmed cali maxamed
Dhamaan dadkan oo waxay hambalyo Meher aan la soo koobi karin naga gaadhsiiya leeyihiin Boqorada hibaaq axmed aw saalax iyo boqorka axmed cali maxamed oo Meherkoodu ka dhacay magaalada Burco.
khadra suleiman jama
ilma saleebaan jaamac
khadra saleebaan jaamac
nimco saleebaan jaamac
xamda saleebaan jaamac
farduus saleebaan jaamac
cabdiraxmaan saleebaan jaamac
iyo marwadiisa hodan cabdirashiid iyo labadooda hablood sukhra balqiis.
cabdikariin saleebaan jaamac
maxamed saleebaan jaamac
muxiyodiin saleebaan jaamac
cabdinuur saleebaan jaamac
axmed saleebaan jaamac
cabdifataax saleebaan jaamac
jaamac saleebaan jaamac ‘
iyo ilma axmed aw saalax
shacayb axmed aw saalax
mukhtaar axmed aw saalax
maxamed axmed aw saalax
cabdiraxmaan axmed aw saalax
xamda axmed aw saalax
yurub axmed aw saalax.
hooyo sahra sheekh ibraahin
aabo axmed aw saalax
hooyo khadra qorane jaamac
waxaanay leeyihiin noqda kuwii isku gaadha badhaadhee ubad khayr qabana ilaahay kala siiya .AAMIIN AAMIIN AAMIIN
