|

Hanbalyo dhaamaan hawl wadeenada xisbiga wadani ee dunida dacaaladeed kala jooga

 

marka hore salaan qaliya dhaamaan dadka reer somaliland bacad salaan intaa ka dib hadan guudo galow maqalkiiga oo ah hanbalyo xisbiga wadani dhaamaan hawul wadeenaadisa guudaha iyo debada baa khastaan waxa aad iyo aad ugu hanbalyiinaayaa ku markasta wakhtigood uu huuraay meelkasta oo aad joogtaan hanbalyo walaalyaal waxan kalo halkan salaan sare uga dirayaa mudane c/raaxmaan sheikh xuuseen ooa ha halyaa dalkiisa uu dagalaamay iyo weliba xisbiga wadani oo ahadan ah xidhidhiya qarada debada ee xisbiga wadani iyo muj saleebaan cali bile ooah halyiiga wadani ee bristol uu  jooga wadaniga dhabta ah dhaamaantii guulasta walalayaal 

hanbalyada wadani 

naasir 
senior administartion 
peterborough
uk
//////////////////////

COMMENTS