|

Hargeysa: Ciidanka Boliska Oo Xabsiga Dhigay Weriye Ka Tirsan Wargeyska Ogaal

Hargeysa (OWN)-Ciidamada booliska Magaaladda Hargeysa, ayaa maanta xabsiga u taxaabay Wariye Cabdifataax Ismaaciil Caarshe oo ka tirsan Wargeyska Ogaal, kaasi oo la sheegay inuu wariyaha lagu xidhay sawiro iyo codad uu si lahaa ka qaad fannnaan ka gadooday xafiiskooda oo la xidhay

Waryaha ayaa waqti yar oo kooban ku xidhnaa saldhiga dhexe ee magaaladda Hargeysa, iyaga markii dambe lagu guulaystay soo dayntiisa oo ay ka qaybqaateen fannaaniinta iyo abwaanadii uu wax ka duubayey oo uu sii daayey Agaasimaha Warfaafinta Somaliland ayaa dalbaday in waryahan loo siidaayo hadii kale aanay ka tagayn saldhigga.

 

Oodweynenews.com,Hargeysa Office

COMMENTS