Hargeysa: Waddo Isku Xidhaysa Xaafadda Daami Iyo Sheekh Nuur Oo Xadhiga Laga Jaray +SAWIRO
Hargeysa ()WN)- Waddao isku xidhaysa xaafadda daami ee degmada Gacan-libaax iyo xaafadda Cabaaye ee degmada 26-ka June ayaa saaka xadhiga laga jaray .
furintaanka wadda oo ay ka qayb-gashay marwada Madaxwenaha Amina Maxamuud Jirde ayaa waxay fududayn doontaa isku socodka dadka iyo gaadiidka ee labadan xaafadood oo ah xaafado aad u ballaadhan.
waxaana ka qayb-galay furitaanka waddadan masuuliyiin ka tirsan xukuumadda , waxgaradka labadan xaafadood ee ay waddadu u kala gooshayso iyo dad shacab oo ku dhaqan Hargeysa .
Oodweynenews.com,Hargeysa Office

