|

Hees Cusub Uu Soo Saaray Fanaanka Codka Macaan Ee Maxamed BK ( Lubigaaga Iguqabo)

Waah Waah, Dhageystayaasha qiimaha badan waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub oo aad u  macaan oo la yidhaahdo Lubigaaga Iguqabo, waxaana heestan cusub soo saaray     fanaanka   aduunka dacaladiisana sida aadka u weyn looga dhageysto Heesihiisa macaan & Codkiisa layaabka leh waa Al-Fanaan  Maxamed BK.

Heestan midhaheeda waxaa ku farro yareystay Abwaanka Saleebaan Nuux Maxamed (Saleebaan Jiir), Laxankii iyo muusigii Axmed Wali Furinle , Hadaba heestaa Lubigaaga Iguqabo  nala iyo  Codkii macaan ee Maxamed BK  dhageysi Haboon:- 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

COMMENTS