Hees Cusub Uu Soo Saaray Fanaanka Codka Macaan Ee Maxamed Ciro (SAAFI)
Waah Waah, Dhageystayaasha qiimaha badan waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub uu soo saaray fanaanka codka dahabiga leh ee Maxamed Axmed Bakaal Ciro , Heestan oo ah mid aad u macaan waxaa lagu magacaabaa Saafi.
Waana Ereyadii Iyo Laxankii Saleebaan Jiir , Codkii macaanaa ee Maxamed Axmed Bakaal Ciro , Iyo Muusigii Axmedweli Ibraahin Furinle , Furinle Studio Hargeysa ee Dhageysi wacan:–
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.