|

Jaaliyada Reer Cergaabo EE Wadanka UK oo Tacsi Diraaya Geeridii Marxuumada Xaawo Maxamuud Qablan‏

Dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin ee degana wadanka UK, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii ay ka geeriyootay Marxuumada  Xaawo Maxamuud Qablan  oo 21-02-13 ku geeriyootay magaalada Cergaabo,  waxaan  marxuumada ilaahay uga baryanaa in uu jannadii fardowsa ka waraabiyo aamiin aamiin.
1.       Chairman Ururka Umada UK Mudane Ahmed Maxmed Cali Naahi
2.        Ahmed Nuur Cumar Jabaabul
3.       Engineer Abdi Ahmed Abdi
4.       Bare Ali Shabeele
5.       Mustafe Cali Abdi
6.       Mukhtaar Ali Yusuf
7.       Ahmed Siciid Ahmed (Qadaafi)
8.       Kayse Ahmed Faarax
9.       Maxamed Bare Ducaale
10.   Saalax Abdi Muse
11.   Maxamud Baresees
12.   Caawiye Jama Abdi Shire
13.   Kayse Siciid Ahmed (Kayse qaaro)
14.   Hamse Baaxad
15.   Mustafe Shiine
16.   Farah Ali Cigal
17.   Eman Maxmed Ciise
18.   Ahmed Yusuf Ahmed
19.   Cawil Ali Dacar
20.   Naasir Abdi Hurun
21.   Cabdiqaadir Mire Maxmed Nuux
22.   Siciid Maxamud Jama
23.   Maxmud Ahmed Cabdale
24.   Ahmed Maxmed Tirike
25.   Abdi Ahmed Kuutiye
26.   Cabdikarin Yassin Shiikh Dalmar
27.   Yassin Maxmed Abdi
28.   Mustafe Maxamed Cabdi Cade
29.   Maxamed Haaji Hassan.
Eng Abdi Ahmed Arab
London
COMMENTS