|

Maxaad Ka Taqaanaa Maansooyinka La Jaanqaaday Casriga IYo Technology-yada? (Qaybta 1aad)

Hargeysa (OWN)- Haddii aad maqli jirteen maansooyin iyo gabayo  lagu amaanayo hablaha Somaliyeed  , kuwaasi oo loo adeegsanayo  eraybixino , iskugu jira  deegaanka , hal qabsiga  dhirta,  roobabka , xiliyada kala duwan  ee waqtiga , iyo  xoolaha, iyo ugaadha noocyadeeda kale duwan.

 

hadda waxa  jira hal abuuro maansooyinkii la jaanqaadsiiyey  waqtigan casriga ah ee loo soo haayey magaalooyinka , kuwaasi oo guud ahaan ku bedelay tilmaamihii iyo amaantii gabayada  erayo ku saabsan  technology-yada  casriga ah iyo qalabka isgaadhsiinta ee hadda  la  isticmaali .

 

haddaba bal nala dhagayso maansadan magaceedu yahay Click-tii Jacaylka iyo Hal-abuur Axmed Cismaan Batuun ,  oo bal car ha qoslin…

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Oodweynenews.com,Hargeysa Office

COMMENTS