|

OWN: Warbixin Dheer Oo Aanu Ka Diyaarinay Dadka Ku Nool Xarunta State House-ka Ee Magaalada Hargeysa Oo Badhasaab Ku-xigeenka Gobolka Hargeysa Kaga Cawday In Uu U Gaystay Tacadiyo Iskugu Jira Xadhig, Hadidaad Iyo Fara-galin Toos Ah Iyo Jawaabaha Uu Badhasaabku Ku-xigeenku ka bixiyey arrinkaasi

 

 

 Waxa ay mareegtan Oodweynenews halkan idiinku  soo gudbinayaa warbixin aanu ka samaynay  dadweynaha ku dhaqan  xaafadda State House-ka ee magaalada Hargeysa oo cod dheer ku soo jeediyey  cabashooyin ay ka sheeganayaan badhasaab ku-xigeenka  Rashiid Axmed Maxamed  oo ay ku eedeeyeen  in uu kula kacay dadka danyarta ah  ee ku dhaqan  xaafaddaasi.

 

Eedaymahan  ayaa iskugu jira xadhig ay sheegeen in uu u gaystay  qaar ka tirsan  odayaal xaafadda ku nool oo ay qaarkood ku xidhanyihiin  saldhiga  Ibraahim Kood-buur .

 Waxa kale oo aad warbixintan ku maqlidoontaan jawaabo uu badhasaab ku -xigeenka  uu iskaga difaacay  eedaymahaasi   iyo arrimo kale oo la xidhiidha arrimahani ee dhagayso wacan:-  

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

badhasaab

 

Oodweynenews.com/Hargeysa

COMMENTS