SAWIRKA MAANTA. Dumar Lulaya Dhiisha …
Sawirka maanta ee shabakadda caalamiga ah ee Oodweynenews ay idiin soo gudbinayaa, Marka ay dumarku lulayaan dhiisha waxa loo qaadaa heeso u gaara, mida kale ma gabdhaha ayaa hawshan gaar u ahayd mise dhamaan dumarkoodhan oo lama kala lahayn. Daawasho wacan.
SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADDA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS.COM

