SAWIRKA MAANTA. Quruxda Seeraha Buurta Gacan libaax
Sawirka maanta ee shabakadda caalamiga ah ee Oodweynenews ay idiin soo gudbinayaa, Sawiraddani waa Seeraha Buurta Gacan libaax, waxanan ka soo qaaday wakhti aan bookkasho ku tagay halkaas, weliba goobaha aadka u dhaadheer ee gebigu ku yaalo iyo hogag hadii aad gasho adiga oo toosh sita uu bakhtiyaayo ayaan halkan ku jirin oo aan soo diri doono, Buurtu waa meel ilahay si gaar ah u sameeyay oo cajiibkeeda leh.
SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADDA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS.COM


