|

soo iisbishada wariyaaashii ugu cadcadaa somaliland ee maareeye khadar cali gaas hantiyey waxay muujinaysaa in wax weyn isbadaleen

soo iisbishada wariyaaashii ugu cadcadaa somaliland ee maareeye khadar  cali gaas hantiyey waxay muujinaysaa in wax weyn isbadaleen
tan  iyo intii maareeye khadar cali gaas loo magacabaay maareeyaha tvga  qaranka somaliland wakhti habeeninmo oo madaxweyne siilaanyo socdaal ugu baxayey dalka ethopia oo kaga qaybgalayey aaska raysalwasaare zenawi  ayuu soo baxaY warsaxaafadeed xilal cusub lagu magacaabay dadka la  magacaabay waxa ka mid ahaa maareyaha tvga qaranka oo ahaa nin  qurbajooga dalka ingiriiska ku noqon mayno sidii ku yimid iyo  dhacdooyinka tvga qaranka maxa  hadaba isbadalay markii xilka loo  dhiibay maareeye khadar cali gaas
wuxuu bilabaay in dib eegis ku  sameeyo hanaankii shaqaalaha tvga oo qaar badan oo ka mid ah caaglayaal  ahaayeen taas oo musuqmaasuqii ugu weynee ka jiray isagoo  kala sifeeyey shaqaale markay bishu dhamaato soo xaadiri jiray mushaharka waxaan uu  qaranka u badbaadiyey ku dhawaad halmilyan sanadkii oo gacmaha dad la  yaqaano ku dhici irtay intaa hadaan guurmad kaga imaado aan u soo daadago maqaalkayga
realyo aqoonbadan iskuma lihi khadar cali gaas laakiin siduu wax u wado ayaan u bogay isagoo mudo kooban xilka haya waxa suuq u galay inuu tvga keeno wariyayaal  badan oo ka mid kuwo ugu tayo wanaagsan somaliland  tusaale ahaan wariye xamse cali bulbul  axmed xuseen warsame cabdikariim dalmar xasan  ponanarma mm kastan iyo laaciibiin kale matalan madaxii wararka tvg  hctv xamse cali bulbul imakan ka mid wariyayaasha qaranka somaliland  ismaan lahayn si fudud ayuuu ki imanayaa tvga qaranka somaliland waxa uu tvga qaranka ka sameeyey isbadal weyn oo la taaban karo tusaale


a)waligay tv qaran oo wariye warka akriyo maan arag iyagoo qaata cododka coutinka ama codadka masuuliyiin lagu sii daayo isagoo bilaabay in dhextaalidii  wararka uu ka
bilaabay tvg hctv .halkana ka bilaabay. waxaan  isla markiiba bilaabay in wariayayaal dhalinayro oo ka shaqeeye tvga  qaranka oo iyaguna tubtaa xamse bulbul qaaday b)waxaan sidoo kale tvga qaranka ka bilaabay in wararkii khaaska ahaa uu soo daayo iyadoo awal halkaa tvgu ka liitay

isbadalo kale ayaa tvga ka bilaabay oo dhalinayro tirobadan bilaabeen sida  wariye maxamed foosi isna wararka ciyaaraha bilaabay  dhiiriinaan iyo  furfurnaan shaqo ayaa ka bilaabay tvga qaranbka somaliland waxad moodaa  inuu dhawaan hormood ka noqon doona saxaafada somaliland waxa isna jira  wariye kale oo dhalinayro oo la yidhaadhdo wariye maax oo isna arimaha bulshada soo daayo kolay isna imakuu soo doob dilaacsaday maanshalah
shaqo ka tagistii wariye bulbul ee hctv waxay ahayd mid saameyn xoogleh ku  keentay tvgaasi laakiin maareeye khadar cali gaas ayaa ka faaidaystay  fursadaad  anigoo filaya in qaar kale oo wariyayaal  oo warbaahintu ku  soo biiri doonaan tvg qaranka somaliland hadaanu nahay bulshada  qurbaha qiimeyn iyo abaalmarino ayaanu sii doona dadka isbadala ka wada  sida wariyayaasha dhalinyarada ee xawliga ku socda waxaan mar kale leeyahay hambayo maareeye khadar ali gaas
faarax yuusuf magaalada bristol UK

Afeef: Arragtida maqaalkani waxay ku koobana tahay ciddii soo qortay oo kaliya annagu haddii aanau nahay Oodweynenews waxaan markasta leenahay magacaagu yuu noqon mid xumaan ka mara kaca haka talin masiibiyo wax makhluuqa kala dila

COMMENTS