|

Tacsi: Geerida Ku Timid SICIID CILMI HOORI

Ina Lilaah Wa Ina Ilayhi Raajicuun,,,Naf Kasta Geerida Waa dhadhaminaysa
Waxan Halkan Tacsi Tiiranyo Leh Uga Diraynaa Dhamaan ilma Siciid Cilmi Hoori Iyo Hooyadood Baar Siciid, Ehelka Iyo qarabada,
Geerida Ku Timid SICIID CILMI HOORI
Waxan Leenahay dhamantiin Samir iyo Imaan Allaah Ha Idinka Siiyo Isgana Janadii Fardowsa Alle Haka Waraabiyo
Amiin Amiin

Waxa Tacsida Diraya , Dhamaan Jaaliyadda Finland Ee Gobolka Sanaag
Maxamed Axmed Saalax
Xamud Xusein Xassan,
Awil Cige Yuusuf
Cabdi Salan Kaahin Warsame
Xamud Maxamed Axmed Dalmar
Shiine Xussein cabdi Carale

COMMENTS