|

Tacsi: Marxuum Siciid Cilmi Hoori

Tacsi tiiraanyo leh
Waxaan halkan tacsi tiraanyo leh uga dirayaa dhamaanba eheladii iyo qaraabadaii marxuum Siciid Cilmi Hoori oo ku geeriyoodey maanta  Hargeisa, Somaliland .
Waxaan ilaaheen uga baryayaa inuu marxuumka janaddii ka waraabiyo eheladiisiina samir iyo iimaan kasiiyo.
Aamiin …aamiin …
Mohammed Ahmed Ali – London , UK .
COMMENTS