Tacsi Marxuum Siciid Cilmi Hoori.
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. Dhamaan dadkan hoos ku qoran oo ku sugan wadanka Ingiriiska waxay tacsi u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Ala Ha u Naxariistee Marxuum Siciid Cilmi Hoore, oo 1dii Bisha February 2013 ku geeriyooday magaalada Hargeisa. Waxaanay ilaahay marxuumka uga baryayaan inuu janadii ka waraabiyo samir iyo iimana kasiiyo dhamaan qaraabadii, ehelkii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday.
- Iimaan Mohamed Ciise
- Siciic Yusuf Farah Yare
- Saleebaan Mohamed Mohamud (Sanyare)
- Xuseen Ahmed Cadaan
- Mohamed Jamac Dhowte
- Asad Daahir Huruuse
- Ahmed Carab
- Mukhtaar Indha Case
- Ismail Jamac Askar
- Xasan Ahmed
- Mohamed Dubad Samatar
- Cadnaan Ahmed Caraale
- Siciid Adan Liibaan
- Ibraahim Muuse Yaasiin Buraale
- Ismaaciil Saalax Yaasiin
- Liibaan Yusuf Liibaan
- Aadan farascade
- Abdulqaadir Hassan Samatar
- Ibraahim Hassan Samatar
- Mahdi Mohamed Boos
- Faarah Xirsi Guuleed
- Saalax Xirsi Du’aale
- Ahmed Abdi Huruuse
- Mohamed Ismail
- Ahmed Cawil Ismail
- Mohamud Cawil Dirir (Hamle)
- Yusuf Abdi Shire
- Hussein Jamac Xagar
- Ahmed Shire Mohamed Jamac
- Ibraahim Computer
- Faarax Ahmed Canbaashe
- Ismail Canbaashe
