|

Tacsi: Marxuun Siciid Cilmi Hoori

TACSI : Kayse Axmed Digaale iyo Dhamaan Reer Digaaale waxay dhaleen , waxay sii dhaleen, Xuseen Aw-Jaamac Jibriil (Xagar),Eng.Muuse Yare, Chief Caaqi Cali Toohe, Caaqil Yuusuf Cabdi Maacuun , Xuseen Toohe, Caydiid Toohe, Ciise Cabdi Xayd , Cismaan Cabdi Xayd ,Ibraahin Maxamed Nuur ,Xuseen Cabdilaahi Xuseen (Girgire) ,Maxamuud Faarax Gurey ,Dr.Maxamed Xirsi Oomane, Xildh.Saleebaan Bukhaari,Xildh.C/qaadir Askar ,Cabdiraxmaan Cismaan Aadan, Siciid Warsame, Jaamac Saalax,Yaasiin Saleebaan , Mahdi Macalin, Oday NacNac, Dhamaan Dadkani Waxay Tacsi u dirayaan Eheladii ,Qoyskii iyo Qaraabadii uu Kabaxay Marxuun Siciid Cilmi Hoori oo  Lagu Aasay Magaalada Hargaysa ,Waxaanuna leenahay Samir iyo Iimaan ,Marxuunkana Jannadii Eebe Ha Ka waraabiyo…

Aaamiin..Aamiin.

COMMENTS