TACSI TIIRAANYO LEH
INAA LI LAAHU WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
KULI NAFINA DAA’IQATUL MOWTA
Dhamaan jahliyada Somaliland ee magaaladan Sheffield waxay tacsi u dirayaan, qayskii,qaraabadii, iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Marxuun SICIID CILMI HOORI oo shalay ku geeriyooday magaalada Hargaysa ilaahay naxariistii janno ha ka warabiyo dhamanteena samir iyo iimaan haynaga siiyo Amiin Amiin……… Waxaa si gaar ah u diraya tacsidan;
1.Yusuf Cabdi Shire
2.Xasan Maxamed Baruud Faarax
3.Cabdikariin Maxamed Guhad
4.Xuseen Nuur
5.Adan Saalax Sugule
6.Maxamed C/lahi Cawil
7.Cabaas Cali Oday
8.Cabdi Naasir Yusuf Cabdi
10.Mubaarih Muuse Ismaaciil
11.Cabdi Maxamuud Digaale
12.Cawil Warsame Sees
13.Salebaan Cawil Dirir
14.Xidhbaan Ibaraahim Dhaadheere
15.Cali Jubadale (CaliCaarif)
16.Jaamac Ramaaqiye
17.C/lahi Axmed Saalax
18.Xuseen Jamac Xagar
19.Maxamuud Cabdi Kooreye
20.Jamac Maxamed Nuur
21.C/lahi Saleban Maxamed
22.Khadar Axmed Faatax
23.Axmed Ismaciil Gaandi
24.C/rashiid Cagayare
Dhamaan dadkaasi waxay ilaahay uga baryayaan marxuunka in uu janadii fardowsa ka waraabiyo, Amiin Amiin ……..
Mataan Maxamuud Cumar
Sheffield
