|

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Baaq Adag u Jeedisay Culimada Dalka, Iyo Arimo kale

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyaha oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Daakhiliga ee magaalada  Hargeysa, waxa ay tafaasil ka bixiyeen natiijada baadhitaannadaas iyada oo sheegay in gacanta lagu dhigay xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo qaarkood soo galeen gudaha Somaliland, warkii oo dhan.

 

COMMENTS