Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Hada Shubay Lacagtii Tartanka Xilalka Xisbiga Kulmiye & Xilka uu U Tartamayo
Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Hada Shubay Lacagtii Tartanka XilalkaXisbiga Kulmiye Iyo Booska Uu Ku Tar Tamayo Tartanka kursiga gudoomiye ku xigeenka Afraad ee xisbiga talada Somaliland xiligan haya ee Kulmiye waxaa hadda lay xaqiijiyay inuu ku biiray lacagtii shuruudda ahaydna bixiyey Axmed Muumin Seed Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha
Masuulkan ayaa noqonaya musharaxii sadexaad ee loolanka kursigaasi loogu jiro buuxiya shuruudihi looga baahna , waxaana yaguna isla
kursigan tartankiisa ilaa hadda diyaar u ah ,
Cabdiraxmaan Saylici madaxweyne kuxigeenka Somaliland iyo
Maxamuud Xasan Sacad Saajin wasiirka ganacsiga iyo warshadaha ee