Daawo:-Xukuumadda Somaliland Oo Ka War Bixisay Booqashadii Uu Shalay Dalka Ku Yimi Xoghayaha Gaashandhiga Ee Wadanka UK.

Hargaysa-(OWN)-Wasiirka wasaarada Gaashandhiga Somaliland Ciise Axmed Yusuf Xawar ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyey booqasho uu shalay dalka ku yimi wasiirka difaaca dawlada Ingiriis-ka iyo arimaha ay ka wada hadleen. Halkan Hoose `Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker