Shir-weynihii Beesha Isaxaaq Carre Oo Maalintii Afraad Ka Socda Degmada Cadaadley+Dareenada Ku Xeeran

Cadaadley(OWN)-Shir-weyne balaadhan oo ay iskugu yimaadeen dhamaan Haldoorka Dhaqanka ,Siyaasada,Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka Beesha Isaxaaq Carre oo 05 March 2019 si rasmiya uga furmay xarunta degmada Cadaadley ee bariga magaalada Hargeysa ayaa maalintiisii afraad galay.

Shir-weynahan oo todobaadyadii ugu danbeeyeyba qaban-qaabadiisa si weyn looga dareemaayey caasimada Hargeysa, ayaa ay gondaha isku galiyeen Madax-dhaqameedka,Siyaasiyiinta,Aqoonyahanka,Wax-garadka iyo Haldoorka Beeshaasi Isaxaaq Carre oo kamida beelaha deegaanka caasimada Hargeysa ee miisaanka leh.
Shirkan oo kusoo beegmay xili xaasaasi ah ayaa maalmihii ugu danbeeyey aad loogu hadal hayey goobaha bulshadu isagu timaado ee caasimada Hargeysa, iyadoo isla markaasina uu dareeno kala duwan galiyey Xukuumada iyo Xisbiyada Qarankaba.

Shirkan oo la filaayo inay kasoo bixi karaan qodobo saamayn weyn ku yeesha guud ahaan siyaasada dalka, ayaa waxa laga dhur-sugayaa waxyaabaha kasoo baxa gaba-gabadiisa oo ku beegan 10 march 2019

Daawo Sawirada

No photo description available.

Image may contain: one or more people, people standing, outdoor and text

Image may contain: 4 people, including Foozi Wadaadyare and Raxma Shandheeye Baxnaan, people smiling, people sitting

Image may contain: 3 people, including Ali Jama and Rashiid Awmaxamed, beard, text and outdoor

Image may contain: 2 people, people sitting, hat and crowd

Image may contain: 1 person, beard and indoor

 

Image may contain: 8 people, including Mubarik Cabdi Yare and Wargeyska Hubaal

Image may contain: 4 people, people sitting

Image may contain: 22 people, including Suldaan Khidmo Abu Hodan, crowd and beard

 

Image may contain: 22 people, including Suldaan Khidmo Abu Hodan, crowd and beard

 

Image may contain: 4 people, people sitting

Image may contain: 2 people, suit

Image may contain: 2 people, people smiling, sunglasses

Image may contain: 14 people, people smiling, crowd

Image may contain: 3 people

Image may contain: 2 people, including Farhan Haibe

Image may contain: 4 people

Image may contain: 3 people, people sitting and closeup

Image may contain: 3 people, including Amb Sharmake Balishire

Image may contain: 2 people, suit

Image may contain: 3 people, people sitting and beard

Image may contain: 3 people, including Siikaawi Cumar, closeup

Image may contain: 2 people, beard

Image may contain: 5 people, including Mustafa Kaydsane, Suldaan Khidmo Abu Hodan and Xasan Maal Dhidar, beard

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker