Daawo: Xafiiltan Daran oo ka dhexqarxay Wadamada Turkiga iyo Faransiiska

Daawo: Xafiiltan Daran oo ka dhexqarxay Wadamada Turkiga iyo Faransiiska , Sidaasna waxaa sheegay Wasiirka Amuuraha Debeda ee Turkiga Maafis kafis Oglo .

Waxaa uu intaas ku Daray Wasiirku Inay Faransiisku Aad uga Niyad jabeen ka dib markii dawlada Turkigu ay Cagta marisay Kurdiyiinta YPG oo ah Maleeshiyaad si aada uga Soo horjeeda Dawlada Turkiga oo Rabay inay Maamul Ugaa ka Dhisaan Waqooyiga Suuriya.

 

Taasina waata Ku kaliftay inay ka Xumaadaan Markii ay Gaashaanbuurta Nato Taageertay Hawl galada Turkigu ka wado Wadanka Libya.

 

 

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker