Madaxweynaha Somaliland oo Ka-markhaati Kacay Wax-qabadka Guddiga Qandaraasyada Qaranka

Hargeysa (OWN)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa bogaadiyey Shaqada ay Qaranka u hayaan Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku ammaanay hufsanaanta xil-gudashadooda oo uu majeertay.

 

Madaxweyne Biixi oo maanta hadal ka jeediyey Munaasibad uu xadhigga kaga jaray Dhisme Cusub oo loo hirgeliyey Xarunta Guddiga Qandaraasyada, waxa uu ammaan u jeediyey Xubnaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo uu isagu magacaabay horaantii sannadkii 2018-kii, waxaanu ku bogaadiyey inay halkaa ka sii wadaan hawsha Qaran ee ay hayaan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker