Hay’ado ka tirsan dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay musuqmaasuq

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka  Soomaaliya ayaa sheegay in uu baadhitaan ku hayo hay’ado ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo ku howlan arrimo sharci darro ah oo saameyn dhaqaale iyo mid hormarineedba ku leh dalka.

Xafiiska Hantidhawrku wuxuu tilmaamay in uu dabagalka ku hayo hay’ado ay ka mid yihiin wasaaradaha Kalluumeysiga, Ganacsiga, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta iyo Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker