“Golaha deegaanka ee Hargeysa wuxuu helay maal-galinta qaramada midoobay gaar ahaan mashruuca JPLG “

“Golaha deegaanka ee Hargeysa wuxuu helay maal-galinta qaramada midoobay gaar ahaan mashruuca JPLG, sidaas awgeed waxaa la doonayaa shirkado qandaraasleyaal ah oo ku haboon oo qaata shaqooyinka dhismaha”
Maayirka Caasimada Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge ayaa baahiyay tartanka qandaraasyo isugu jira dhismaha wadooyin iyo Biriijyo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker