Dawladda Soomaaliya Oo Cambaaraysay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareyneysay Qarax Ismiidaamin ah oo caawa lagu bartilmaamadsaday shacab Soomaaliyeed ku qaxweynayey maqaayad ku dhaw isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.

Ugu yaraan 6 muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa ku dhintay weerarkaasi halka 8 kalana ay ku dhaawacmeen sida uu xaqiijyay taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker