kursigi madaxwaynahu maxa waxa uu noqday hilaac photo ay cidwalba isku sawirto,By:cabdirahman mahmed jamac
waxad moodaba sawir lihii hilaac photo
waa waxa aad u xun in madaxtooyada qof aan ka shaqeen uu isku soo sawiro dabadeen
uu soo galiyo alaada layidha faceebook,
alabta oo ay ka mid ahaa ((( hangool suun iyo dhir laga sameeyaya xayawan))
hadaba ma xuma in madaxwynaha lasiiyo hadyaad qaliya oo shiciibku ukeeno lakiin waxa ay aheed
in ay soo marto heerka loola kulmo madaxwaynaha,
gabdha in aya isla sawirto madaxwaynaha sawirkana u haysato xusuus gabadhu sidan maqaly waxay aheed
taageerayashii ugu waawayna ee kulmiye taasi micnaheedu maha in ay madaxwaynaha sawirto ka qaadato
ee waxaay samaysay in ay isku sawirto iyadoo ku fadhida kursigii madaxwaynaha waliba
iyada oo lugaha is dul sartay afkana gacanta sartay hadaba maha in wax walba la isku sameeyo
taageerinamadu waxay taagan tahay heer kaas oo ah in aad tageerto hadhowna aad marto wadadii
aad ku taageertay qofkaa aad u codaynasay, adiga oo kula kulamay wajigii aad ku tageertay mid
aan aheen oo ah mid uu u dhaxeeyo xeer amaa sharci adiga oo ku matalay uruur ama saxfi IWM;
waad la kulmi kartaa madaxwaynaha khaladna maha taasi
hadaba kursiga ;;
kursigan waaa kursiga lagu soo dhintay hadii ay noqotomaal iyo moodba lakiin
hadii uu madaxwaynahu ku casumayo dadka waaba qorshe cusub oo aan hore loo arag
kursiga madaxwaynaha waxa ku fadhisan kara oo kaliya isga hadii uu noolyahay
cid ku fadhisan karta ma jirto hadaba ,
waxaad mooda in dawladan cusub aysan laheen waxa kala danbeen ah
dawladan cusub ee 100 cisho u dhamaan waxad mooda in ay durbaba yara liicsan tahay
waxa ka maqan kala danbeen,, la,aan
taalo soo jeedin:
aniga oo ah muwadin waxan marka hore salamay dhaman dadwaynaha somaliland meelkasta ay joogan
madaxada iyo madaxwaynahab dhamaan dawlada cusub waxan leeyahay ramadan kariim ilahyna ha inagu gadhsiiyo
ramdanta danbee cafimaad iyo cimri dheer
ta labaad waxan odhonaya mid dawlada cusub dawlada cusub waxan leeyaha waxad mooda in aysan muuqan
kaladanbeen ee hala kala danbyeeyo hadii aan kal danbeen jirina nidaam dhimay.
madaxwaynaha waxan leeyaha mudane madaxwayne kursiga adiga leh maha inaad cid walba ku fadhisiso
mudane madaxwayne kursiga adiga oo nool in cid ku fadhisato ma qurux badan
mudane kursiga waxad dhib usoo gadhay waad ogeed ee kursiga ku gacan adeeg
talo soo jeedin taageerayasha kulmiye dhamantiin waan idiin slamaya salan kadib
dhaman waxan aan idiin sheegya madaxwaynah in aaydan ula kulmin sidii hore
hada dawlad ayuu maamuula
soomara xeerka mdaxwayna loola kulmo ha dhinac marina heerka inooyala ama dadka madaxda ah
lagula kulmo mahaa ind cidawlab iska gasho madaxtooyada waxa laga maamula wadan
waxan ku soo afjaray
hadii aan halak laga joogin lasiigalyo in wax walba ka dhici karaan
take care “”!!!!!
qadar doha
caynaan72@hotmail.com
——————————————————–
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kala dila.




























waar bal ninkasu wax uu qoo qoray eega waar madaxwayna dadkiisa jecel ee aan u ahysan in uu ka sareeyo maa kusoo dhoweeya bulshadiisa markaa caloosha oo u xaadhan dadkiisa buu ugu baneeyey in qof waliab ku fadhiisan karo oo muwaadin ah marka waxas maqaal haka dhigan ee bulshada wax ay awx ak faiido oo wadaniyad u badan ba la keneena am dhaliil ba la keena sxb adomahadsan
There’s nothing wrong with taking pictures with the President. If his supporters came to the office and took pictures with him that’s the least he can do for them. What you have to understand is that Kulmiye was the peoples Party because they funded the party and the president. This president welcomes his people into his office after completing the security check ups. A confident president is one that has close links with his ppl only dictators ba iska foogaya dadka. Silanyo is amongst his ppl and even when he visited the different ministers couple of weeks ago, the president was walking from office to office.
Camii,
Xaalkaagu waa bariga dhexe. Arnta aad ka hadashay xagii privacy’ga iyo dukhul-daakhilkaad gashay.
Inanta waxa uu Mr. Siilaanyo u yahay Abti. Aniguba inanta ay dhashay walaashay, waxaan fadhiisin lahaa hurdada, adna waxaad sheegaysaa kursi. Waa dhaqan aynu leenahay in aad, aad u soo dhawayso oo kalgacal aad u muujiso, caruurta ay dhaleen, hablaha aad walaalaha tihiin ee kula dhashay. Miyaanad, cidba abti u noqon?
waar iskaadaa waa beeshii hartaadanaydee kuwa isku sawirayaa k
Walaahi waa yaab marka aanu qofku shuruucda iyo nadaamka madaxtooyo fahansanayn horta inkastoo aynaan madaxtooyo rasmi ah oo la aqoonsanyahay haysa hadana MR AHMED abtinimo iyo kala saar anshax dawladnimo ninka maqaalka qoray wuxuu ka hadla waa wax aduunku ku dhaqmo laakiin qoraaga laftiisu waa inuu fahmo inay weli training ku jiraan
Kursiga markii Tuur madaxweynaha riyaha HY ayaa isku sawiri jiray, hadda hablo quruxbadab baa isku sawiraaya.
Oodweyne News waxaa waajib kugu ah adiga iyo Web Sites kula midka ah ba in aad ku mash quusho Horumarka Wadan J S/L, Dacaayada iyo Doodaha madhalayska ahna iska dhaaf.
meeshu miyaanay ahayn dimoqoraadiyad cid waliba way isku sawiraysaa kii doonayow kaalay
kii kalowna buuqa jooji xadaarada ayey ku jirtaa sawiraada madaxtoyadu
waxba ha i odhan thanks
Runtii wax ninwayni ku hadlo maaha mana haboona in adiga oo maga dhadig adeegsanaya aad meesha dumar wax kaga sheegto kolay uma arko inaad kursi ka hadal tahee, mida kale dee kuwii hore qaad iyo xaaraan bay ku cuni jireen kursigee, dumarku maanay ka mid ahayd umada reer somaliland? mise caqligaagaa kuwii hore la jaanqaadoo markaa sheekadaadu waa sidii indhookihii maroodiga lugta taabtay ee wixii la waydiiba lahaa lugtii maroodiga ma u eegyahay… any way waxaan ku soo gunaanadi lahaa Raga looga haboon in ay Madbakha ku dul wareegaan…
madaxtooyada waa firii waxaajooga geesi aan baqayn oo cidwaliba ugelikarto mawaxaad moodaysaan dadkii sanqadha kacararayay ee boqolaalka askarikumeersanayd fulayadu se waxay isleeyihiin tooray ayaalaydinla dhacayaa
Rabadan kareem waxan idinku so kordhinlaha laga wanagsan in lagu mashquulo kursi iyo cida isku sawirtey oo waxyaabo muhima oo laga hadlaa badan hady tahy wax is tusalayn iyo dhaliilba ee ha lo jeesto wa siday ila tahy , wxa la yidhi 4 mardambe kuma so maraan halaga faaiideysto 4 taas scww
Waar kursigan cidwaliba ku fadhisanayso ee xataa hablahii xaafadaha nadiifinayey ku fadhisteen wax halaga qabto
Si degdega waa in wax looga qabtaa meeshii waxay noqotay dhidar xabaalo galeen walee wada halaq waataa noqotay
Barina waxa la arkin kursigiiyoo hilib lagu dul iibinayo
Muxuu uga jeedaa wax kale ayaa ka dhici doona. Muu cadeeyo warkiiisa. Waayo inanta waa la qabaa, waa oori nin qabo oo sharaf inaga mudan. Ta kale Taanya (gabadha cad norwiga ah ee heesta) markay iyaba galaysay madaxtooyada dadka qaarbaa ka xumaa, maxay u gashay lama odhanayn. Ninkan odayga ah, waxaan jeclahay gabadha sawirka soo gashay aqoon bay isu leeyiheen. Waayo sidaad halkan u soo galin kartaa qof kula sxb ah facebook oo ku aaminay. Runtii gabadh aad u qurux badan sax iyo khalad waxay tahay ma fiicna in halkan la soo galiyo. Dee inantu haday ku diiday markay gabadha ahayd ama baydh kuu bixi waayey ha khasbin hana ceebayn.
Kursi baadhsheegaysaane qoladayada Habar Jeclo hada waxaanu rabnaa in aanu Siilaanyo gabadh dhalaysa u guurino si uu wiil h/j ugudhasho madaxtooyada somaliand oo aanu taariikh u reebno 5 sano.
Anigu waxaan tagay guriguu deganaa madaxwayne siilaanyo 2 cisho kahor intaan loo dhaarin madaxwayne nimada oo aanu qasriga madaxtooyada wali u wareegin. Waan galay saacadna waan joogay lakiin iima suura gelin in aan sawirlasoo galo oo waxaa laysheegay inuu shir kujiro.
Qaylada halayareeyo dadkuna xaqbay uleeyihiin inay utagaan madaxwaynahay soo doorteen.
Suley, xajigu already caruur iyo grandchildren wu leyahay ma’xa’d kala rabtaan. Edaydayna had’ad so eriysan meesha waxba ka socon mayaan, she’s the brains behind Silanyo remember that!..Everygreat man a great woman ba ka danbaysa. Silanyo Edadeyba dabada ka waday ilaa waqtigi SNM, hadana ka wada
…kaftanku wa ino furanyahay.
qoladii h/j ee dadka ku xiijisay mar uun madax naga niga ma taasay la yimaadeen in ay hablah yaryar iyo midiyo madaxdooyadii la soo galaan waayaab “habar jeclooy muuse waa kaas” kkkkkkkkkk
bal anynu eegno aflaamna waa lagu matali doonaaye cajiib!
aniga oo ah ninka qoray dhamalkan waxan ka wada maha gabdh cay ee waxan ka wada maamul xumo inasoo foodsartay dadka qaar aya leh dumarku meesh way gali karan looma diid lakiin ila kursiga ianay socda dee anaga diidnay
takale meeshan waa lagu casumay qof wlaba ootageera kulmiye
week wlaba waxa la so dhajin doona sida kursiga loogu fadhisan doono
waayo
meeshan sharf ma tal habli asturna intay ku sawireen ayay hadan calamkii tuseen ind hj ind sowkuwii aha niman ilabaxa maxa qaday
Caynaan your name scares me.
I am not a Somalilander but what I came to realize your country is worse than the south. Becuase most of your website are tabloids likes the Sun of UK. You talk of cheap things like dresses, chairs, or anything that a politicians you are not supporting says. The election is over wait for another five years and then start campighning then when you can talk of the others weaknesses rather than starting from day one of the new president.
The majority of Somalilanders had spoken and they wanted this old man to run the country. So give him time to breathe. I was following closly your politics FOR SOME TIMES still not mature enough lots of childish especially from the press.
Why don’t you concertrate on development of roads, seweges, water and education, for the next five years if at all you will survive?????Why do you write a proposal to open a boarding school in nomadics teritorries? why don’t you initiate a bore hole in your village rather than talking who seats on the chair which is not a big issue.
Shame on you Somalilanders
shame on you Somalilanders
and Shame on you Somalinders.
The next step you will strat fighting between the habars as usual.
caynaan sxb sl laan ayaad ka hadlaysaa aan aduunka laga aqoonsanayn pp aad leedahay kursigeedii ayaa la isku sawiray sxb us maanad arkin sawta ay iskusawireen sawireen jsee iyo xaaskiisa beonsee aanu ku macsuumay madaxwayne obama teeda kale waar in dadka la tuso kursiga in aanu qiimo lahyn ee dadka somalilandiisa ka qiima badan yihiin kusigan aad sheegay caynaan sxb qabyaalad ayaa wanaaga kutusi wayday xumahana ku tustay ee dadka intaa wax dhaama usheeg
Hello Saki
Thank you for your comment I would like to add few things on my previous comments.
One thing I came to realize about SL website they are very tribalistic emossional and this emossion is full of hatred. I always and regularly comments on many Africans political websites especially the East and Central Africa websites. The difference between you and them they also have hatred but they are economical development hatres they talk about how many school and hospitals they built in their villages. How the water system and seweges are functioning etc.. but with the SL to the tell you the truth they hate each other through envy but not economical development. You will find someone like Caynaan spending hours writting an article of chair and who seat on it rather than what should I do to start a sewage system in the village or a clean water etc….
The worst part is the owners of this website which entertain this issues they should delete and encourage economical development talks. In SL it is the least developed country on earth no proper clean water in the capital well someone is talking about a second hand chair in the so called “presidencial palace”
Thank you Saki
TRUST…………..
SXB RUN SHEEGOO KAMAAD IMAN KOONFUR LAAKIIN WAXAAD TAHAY FARIID YAR OO IS LEH SOMALILAND ISU SOO JIID.
DADKAN WAY ISKA KAFTAMAYAAN CID ISKA JECELINA MAJIRTO. WAAGII HORE WAXAA LA ODHAN JIRAY HABAR YOONIS IYO HABAR JECLO AYAA LAYS DABA DHIGAY, LAAKIIN ALXAMDU LILAAH WAADIGAA ARKA SIDAY MAANTABA HY DAWLADA ULA SHAQAYNAYAAN. NAFTOODANA WAY U HURAYAAN SOMALILAND INTEEDA KALENA WAA LAMID.
MARKAA WAXAAD OGAATAA IN HABA YARAATEE WADANKAN AAD ARAGTO XABADII LAGA ILABAXAY.
SAWIRKA KURSIGANA AAN IN YAR KA IDHAAHDO.
WAA DAWLAD CUSUB, UMADANA KURSIGA LAGAMA XIGO WAANAY ISKU SAWIRI KARAAN LAAKIIN DEE BAL IN YAR UUN HALA XISHOODO HADII KALE WAXAAN KA BAQAYAA IN MAALINTA DANBENA SUUDHKA MADAX WAYNAHA LA ISKU SAWIRO. KKKKK
Walaahi dadka Markaad akhrido fekerkooda Qosol baa Ku Dilaya, Markii madaxweyne Cabdi raxman Tuur Joogay Riyaha Isku Sawiri Jiray Buu Yiri , waxan Ku Odhan lahaa Geela Isku Sawiri Jiray dheh Caarkaga Cune, Markii Cigaalla Riyaha, Markii Riyaalena Lo,da kkkkkkkkkkkkkkkkkk
walaahi waba Funny
gabadha hala Daayo waa Madaxweynaha Mustaqbalka Indeer aad Isugu Lul Kursiga Leexo ka Dhigo kkkkkkkkkkkkkkk
wesh dakhalni ana Ma wardiyaan ka ahay meesha
Anigu waan ka aamusan arintaasi Yaxaas ha loodoono isagaa hawlahaa ku sallaxnaaye. Kitaabkasta ka eegay xeerkeedo soo saari kariwaaya inan kursi isku soo sawirtay iyo mid sawirkii ka soo dhabiyay. kkk Ceerigaabawi adigu mahaysaa baabkeeda.
arabsiiyo
I am not from the south as you think and I am neither from the north and not interested to be in SL club, though I am Somali and I love somalis of all corners in the world. I am talking about hatred I like development but I have been reading your websites for years now.
The worst website full of hatred is Qarannews, weheen, horyal and Somalilandorg to mention but few. I asked a close friend and she told me it’s based on clan based website. I have never heard any of your website which is making fundrising for water project or helping the website. The only headlines are the down fall of your enemies…you talk are Riyale did this and Awil did this and also Silanyo did this. Why don’t talk about project let it be a small one.
I am astonished with someone spending his quality time in the last ten days of Ramadan writting about second chair subhanallah!!!!!
arabsiiyo
I am not from the south as you think and I am neither from the north and not interested to be in SL club, though I am Somali and I love somalis of all corners in the world. I am talking about hatred I like development but I have been reading your websites for years now.
The worst website full of hatred is Qarannews, weheen, horyal and Somalilandorg to mention but few. I asked a close friend and she told me it’s based on clan based website. I have never heard any of your website which is making fundrising for water project or helping the website. The only headlines are the down fall of your enemies…you talk are Riyale did this and Awil did this and also Silanyo did this. Why don’t talk about project let it be a small one.
I am astonished with someone spending his quality time in the last ten days of Ramadan writting about second hand chair subhanallah!!!!!
Ramadaan katriim dhamaantiin waxan idin odhan lahaa haku mashquulina inatan ku rsiga isku sawirtay sowtii mahaa riyaale markuu madaxweynaha ahaa fanaaniintan yurub ku asaasaqday club ka ka dhigteen maaha ee waxay doonaan ka sameen jireen maxaa loo haysataa inatan waa somalilanders iska daa inay isku sawirtee xaqbay uleedahay inay ka arimisaba adna adna waxaad leedahay ku rsigiibay isku sawiratayv
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Onkod iyo hilaac waa runtaa niyow caruurtu qofka ka wayn bay eegtaan oo naqshada ka xadaan oo waxay sameeyaan iyo wadaday maraan bay (IMITATE) gareeyaan markaa waa inay sidaa aad sheegtay H/Y talaabadooda dhowraan oo isu arkaan inay yihiin aabihii umada oo haday DUR DURIYAAN inta kalena JEERAARINAYSO .Laakiin niyow kan soo qoray madaxwaynaha kursigiisiibaa lagu fadhiistay ma wax kaloo uu sheeguu waayey .Mida kale inantu kursiga cuni maysee way yara kululaynaysaa uune sidaa inuu u ogaado weeye. Madax waynahana hala ixtiraamo oo halala shaqeeyo. Waa siyaasiga somaliland ugu wayn maanta uguna waayo aragsan. Hadaad sidaa u garanwaydaan oo wadani nimo muujin waydaan xaajadu waxay noqonaysaa badhaasuq.
take care.
Kursiga dadka ayaa leh, madaxtooyadana dadk ayaa leh, markaa haddii aanad fahansayn taas aqoon la,aan wayn baa ku haysa een ha ku sooqorin waxaas oo kale websiteyda, waa madaxweyne musuqa neceb oo og inuu kursigan oo dhami ka dhaxeeyo ummada isla markaana u gol sawir iyo wixii la mida oo ummadda in madaxtooyada soo gasha oo tour ku maraan guriga ummadda ayuu la socdaa. You need to go back and learn real dimocracy, understan what is the capital, or who is belongs to, belongs to to the people you damn ignorant, and stop stupid none sense idea and infact i’m so disapointed this web site become nomand site
WAAR DAAYAINANTA WAXAY RAJAYNAYSAA IN KURSIGAA KU FADHIISATO IYADOO AH MADAXWEYNAHA SOO MAALI LANF INASHA ALAAH HAYSKA HADLINA EEDAAYA INAANTA ADEERKEED BAA U IDMEE MAXAA IDINKA QAYLISIIYAY
SOO DHAWOW INAAN YAHAY QURUXDA BADAN
DREEMKAAGAN AGALI ADIGOO MADAXWEYNA AH IN AAD HALKAA FADHIISATID
waad salaman tihiin bahda oodweyne news iyo shacabka somalilandba ramadadn kariim
waarde ninku inanta muu cayinee waxa uu yidhi meeshu ma hilaac photo ayay noqotay qof walba oo reer somaliland xaq ayuu u leyahay inuu rayigiiisa yidhaa ee yaan la xanaaqin dhamaaneen ma wada saxninee ha la ogaado wasalamy calaykum