|

Shirka London Nuqulkisii ( London Conference Agenda)

Waxaan halkan kugu idinku soo gudbinayaa  Nuqulkii laysku hogatusaalaynay shirka london conference agenda laga wada hadli doono iyada oo sida hoos ku xusan hadafka wax lagu qayninyaa soomaliya yahay 18kii gobol ee jiray, waxaan ugu horeeya warqadii coverletterka ahayd ee ku saxeexan yahay uqaabilsanha arimaha somalia , u soo bandhiga mediaha iyo dadka reer somaliland danta ugu jirta.

 

 

 

 Salmaad 

 

hassan  barud

 

 

44 Responses for “Shirka London Nuqulkisii ( London Conference Agenda)”

  1. kabtan says:

    hasan barud
    can you tell us the names of the 18 regions of somalia plse?

  2. Timo says:

    shirkan , wax faa ido ah uu leeyahay somaliland what so ever ma jirto, arimo khuseeyana lagaga hadli maayo period !

  3. coof4 says:

    somali iyo somaliland ayaa na kala yirahaad  waxa idin daan ah in aad haad reer somaliya u daan ah in aad raacadan daanihina wakhatigu yu idiinka lumumin 21 sano ayaa wakhatigu idiinka lunsaana haadi kale 21 sanoo oo kale ayuu idiinka lumina

  4. wadani says:

    TIMO IYO COOF4 WAXA TIHIIN INDHOW GARAD HADAA AKHRIDEEN WAXA MEESHA LAGAGA HADLAAYAO AMA AA FAHANTEEN MAXAA KALA SOO BAXDEEN MAXAASE TAARIIKH HORE KA HAYSAAN, TUSAALO AHAAN CONDOLESA RIS NAAGTII MADOOBAYD EE XIIRNAYD KELMEDAY ADIS ABEBA KA TIDHI MA HAYSAAN, DAANIYAL ARABMOOY KELMEDU KAYIDHI UNTA MA HAYSAAN, LABAYOW NACAS WAA LAYNA GUMAAYSANAYAA U DIYAAR GAOW INAAD GUMAOWDO AMA HADA U DIYAAR GAROW INAAD SHIRKAA AGAISNT KU NOQOTO KANA MUDAS HARAADNO

  5. Timo says:

    wadani , brother caabuq iyo cuqdad ayaa kugu jirta, ee si hufan fikirkaaga uga dhiibo . takale qabiilkaga 
    miyaad ka xishoonaysa inaad sheegato ileen somalilander ma tihid oo qoloyinka bahuko mahuko hoos taga ayaad tahaye.

  6. Waraabe says:

    Waar beryahan waxyaabo aanan jeclaysan ayaa soo baxaya. Maxaa isku beegay Awdal State tegistoodi Xamar iyo dhawaaqista Khaatumo State iyo shirkan London.
    Waxaad moodaa in sabaaxad xun la inoo dhigay. Haday labadaas qolo ka soo qayb galaan shirka maxaa talo ah. Ka sii darane Amxaarkiina beryahan dhabarkuu inoo sii jeediyey. Yaab.
    Ma istiraahdeen Siilaanyo ayaa arimahan wax ka og.

  7. Dhunkaal says:

    Waraabe, waxaad u egtahay nin war hayoo anaga na wareeysanaya.
    Siilaanyo sida suuqa ku jirta inuu Somaliya madaxweeyne ka noqdo ayuu rabaa. Raalli buu ka ahaa shirkii Taleex iyo Awdal states. Wuu ogaa in Dhulbahante dawlad goboleed Samaysanayo.
    Wuxuu rabaa inuu  inagu yiraahdo, dee inagii (Isaaq clan only) uun baa isku soo hadhnaye maxaan yeelaa. Dhulbahante teg, Gadabuursi dhaqaaq, Warsangeli ma hayno. Ma Togdheer iyo W/galbeed baan dawlad noqonaya? Dee ictiraaf dhimaye aan qayb libaax ka qaadano Federaalka Somaliya, Hargeeysana caasumad uga dhigno.
    Waan yaabanahay. 

  8. saraar boy says:

    waar horta dadkani goorma ayey is bedaleen, waa maxay calaacalka iyo cabashadu, waar aduunka meel kasta
    ama bulsho kastaa waa kala aragti duwam tahay 100% meelna lagama helo isku fakrad ah, somaliland dadka
    ku dhaqan 75% waa beesha dhexe taasi waa xaqiiq london ayaa qoraalkaasi yaala waxaana haya dawlada england,
    aqlabiyada ayaana la eegayaa mar kastaba, markaa sheeko yar oo raqiisa looma baahna sxbayaal,
    mida kale shirka london hadeynu tagno oo mawqifkeena ka sheegno yo inaan go,aankan gooni isutaaga laga noqoneyn
    abid xitaa haddii dadka somaliland 60% ku dhimanayaan oo 40% keliyahi soo hadhayaan, maxaa ku jaban ?
    dadkanise miyay ina cunayaan hadeynu hor fadhiisano ? miyaynaan la garnaqsan karin loo la doodo karin ?
    miyaynaan odhan karin na aqoonasada 2dawladood oo isu yimi ayeynu ahayn iminkana waa kal tagney ee salaama?
    dad walaalo ah oo deris ah oo wada dhashey ayeynu ahaanaynaa oo cilaaqaad fiican leh ? hadeyse intaasba inaga diidaan oo aqbali waayaan miyaynaan odhan karin waayahaye waxaad sameyn kartaan sameeya ? cirka sare badh soo dumiya shir danoo aad shuqul ku leedihiina kama soo xaadirayno, xxadkayagana waanu xidhanaynaa, wixii awdal state iyo khaatumo seeg sheegtana dil toogasho ah lagu xukumo. maxaa sidaas inoo diiday iga qanciya arinkaas bye
     
     

  9. qoodhan says:

    war somaliland waxey dani ay ogu jerta inay karaacdu soomalida dhinaceeda ingerisku  hadeey qulooyen cosob ay soo baxdu ay yiraahdaan  walakala jerjera oo ingerisku laba doowladoow hanaqdo ciyeelimeeyso soomaliya wa sidoo kali midakale anhgu hadaan iska dhaafno soomalilad oo sida ay rabto an uyeelno ma bariro konfurta markeey xoogeysato oo warshadooyin badan dalka laga dhiso ayeey dhihe doonta  anagu somali ayaanunahay land tu  wan laodhanaayo majidho marka  hada waxaan kusoo gabagabeeyna soomaliyeey toosoo too soo isku teer sadayeey adba kiina taak daranee raageero waligiinee

  10. dhere_3 says:

    WAXAAY ILA TAHAY WAQTIGII 21SANO SOMALI MIDBAA KAKALE KA CARARAAYEY DHAMATAY MESHAN WAA LO TASHADAAY RERGALBEEDKI WAXAAY GOAAN KU GADHEN SOMALIYA 2012 DAWLAD BUUXDA YESHAN HADII KALE DUGAAG BAY NOQNAYAN MANDHE  MARKAN WA  DADKAAGA DHINAC KA RAAC

  11. Waraabe says:

    Mid yar oon ilaabey ayaan iyana jeclahay inaan raaciyo qormadayda kore.
    Ma ogtihiin in sannadkan cusub intuu dhashay ay Ingiriiska la soo gudboonaatey arrin adag oo Scottish ku rabo inay ka go'aan. Taasi waxay ku khasabtay dhammaan xisboyada siyaasadd ee UK inay go'aan soo saaraan ay ugu caqli celinayaan Scottish_ka in ay wada jirka ku wacan yihiin, Scotland_na, ayan meel fog gaadhay keligeed haday gooni u baxdo.
    Arintaasi haddii ay maanta haysato Cameron government, sidee baynu ugu qancin karnaa Somaliya kala gooy, oo Somaliland ictriaaf!!!
    Wareer.

  12. Runcadeeye says:

    war dadkani wax ma fahmaan miyaa haddaad yeelin weydaan shirkaa oo ka hadhaan waa cadahay oo waxaad noqonaysaan dadka ugu liita Geeska Afrika iyo Soomaali cuno qabatayn baa laydin saaraya aad kabihiina ku dubataan. Sheekadan rakhiiska iyo canteynka ahee dawlad baan nahay iyo xoriyad baan la soo noqonay horta caalamka kale daaye waqooyigaad ku nooshihiin gobolkii W/galbeed iyo Togdheer ma dhaafsiisna oo cid ogi ma jirto maamul goboleedyadaa Soomaliya ka jira ee nin walbaa goofkiisa ka taliyo oo maamulo baad la mid tihiin oo weliba aad ka hooseysaan oo la leeyahay dhul aan taabcsanayn bay been ku sheegtaan oo waa bug waxoodo, taas oo hadda AWDAL STATE IYO KHAATUMO STATE soo shaacbixiyeen. Marka dee wax idinka futo xun majiraane halkiina ku ura. dhulka kalena shidaal iyo aduunyo ha la safto sida PUNTLAND oo khaliij yar mudo dhow noqon doonta.  Dantu saaxiibayaal in aan soomali wax la qaybsanay inoogu jirtaa rabbi baana iskeen baday ee taas sideeynu wax faa'iido inoo leh uga heli lahaayn aan xooga saaro.

  13. Mohamed Ismail Saleh says:

    An Open Appeal to  President Ahmed Mohamed Mohamoud,
    The London Conference as I can see from the published notes and terms of reference is a major trap to Somaliland.
    It has no single reference for Somaliland and our aspirations as an Independent State.
    It seems that it is only addressing issues of International concern like the Piracy, Al Shabaab etc. in which Somaliland is already cooperating with all stakeholders in achieving the goals and aspirations of the World Community and own stability as a Nation.
    Your Government should not attend this Conference  irrespective of the prevailing pressures because you do not have a Mandate to reverse the wishes of the Somaliland People.
    The ex-British Somaliland status quo the current Somaliland yearns for the Independence they transfered 26th June, 1960.
    If your Government has a different Agenda from the International Community then is the right time that this has to be made public.
    I belief that any deviation from the wishes of the People shall not have a good consequence to our Nation.
    Please stay away Mr. President, don't fall into the trap.
    Regards
    Mohamed Ismail Saleh
    Abu Dhabi
     

  14. suldaanka suldaamada says:

    makaxmed ayaa la saarayaa dhaamaan dadkii u codeeyey siilaanyo waayo waad aragtaan maanta haka wadanku maraayo ee la simay ximin iyo xeeb waxaas oo dhan waxaa ka musuul ah siilaanyo oo doonaya inuu wadanka iibsado

  15. Dr.odey says:

    Isbadalkii Kulmiye waxa uu noqday in
    Somaliland laga xukumo Vila somaliya
    { walaalayaa shirka london waanu imaneynaaye awdal state iyo khaatumo state yaanay imanin}  llllll 

  16. inabarud says:

     
    WAXAAN NUQULKAN U SOO GASHAY IN DADKU HORTA FAHMAAN WAXA MEESHA YAAL IN AY NUQULKAN KU CADYIHIIN IYO MIDHAHA LA DOONAYO IN AY KA SOO BAXAAN ,WAXA AY YIHIIN. ODAYGA ISAGA UMA MUUQATO WAXA MEESHA YAAL SE WAXAY ILA TAHAY SHACABKU WAXA MEESHA YAAL WAA OGYIHIIN WAXA AY KA YEELAYAAN WAA CADAHAY WXAANA MUJIIYAY ISU SOOBAXII DHACAY MIN BURCO- ILAA BORAMA, DALKANA DAN IYO TALO KAWADA DHACAYSA AYAA LAGU AASAASAY WAX DIB U CELIN KARANAA MA JIRTO,
    WAXAA DANTU KU JIRTAA IN XAQIIQADA LOO ABAARO DHIBTA KA JIRTA SOOL WAANWAAN IYO DANA LAGALA HADLO DADKAA ,HADII LA WAAYO CALI KHALIIF WAXA UU VOA MISE BBC U SHEEGAY IN MAALINTII SHIRKII BURCO 1991 SIDAA IYO LA SOO NOQSHODII SOMALILAND DAN MOODEEN OO AY ISTUSEEN IN BEEL AHAAN KU BADBAYEEN OO SNM WAXII HUB AHAA HAYSTAY GACANTA U GASHAY WAA SIDA UU YIDHIYE, CALI KHALIIF WAA INUU OGADAA IN HUBKII MAALINTAA SNM GACANTA U GALAY WELI YAAL CIIDANKA QARANKUNA MAANTA SNM KA TAYO ROON YAHAY KANA LAXAD IYO CUDUD BADAN YAHAY
    HADAAN U SOO NOQDO WAXAAN FILAYAA HADII ODAYGUTAGO  SHIRKAA KOLEY INUU BALAN HAYSO AH INAAN QOLADAN KHAATUMO IYO AWDALSTATE KAN SAXAAFADA HARGAYSA BUUNBUNSO AANNAY SHIRKA FADHIISAN QOLADA SHIRKA QABATAYNA SIDAA WAA KU RAALI
    WAXA AY ILA TAHAY SHACABKA IYO SAXAFA SOMALILAND IN LAGU WACYI GESHO IN DAD AHAAN IYO SAXFAD AHAANBA AANAYAAN KU TUMAN SHARAFTA IYOMILGAHA DADKA REER AWDAL LANA FAHMO IN QORSHE XUMADA SIILANYO IYO SAXAFADA HARGAYSA KAALIN KU LEEDAHAY BUUNBUNTA AWDALSTATE SE MAXAY KA HELAYAAN BAAN SIWAYDIIYAA?????????+
    WAAD MAHADSANTIHIIN
    princeakeem2006@hotmail.com
     

  17. Mustafe Lander says:

    Horta anigu waxa aan rabaa in aan dadkan la yidhaahdo somaliweyn doonka wax u sheego. Horta maan ku dhalan mana weligay ku fikirin in aan ahay muwaadin soomaliyeed bal keliya in aan ahayn muwaadin SOMALILANDER ah. 20 sano ka hor ayaan dhashay ka bacdi burburkii laxaadka lahaa ee loo gaystay wadankan somaliland. waa suaal ku socota somaliweyn doonka sida maamulada mala awaalka ah ee awdal state iyo khaatumee,  Ma iga dhaadhicinaysaa in aan somalia oo aanan weligay waxba ka aqoon in aat tidhaahdid waad u dhalatay? Somaliland keliya ayaa jiraysa joogaysaa weligeed. 
    I have never been a citizen of greator so-called somalia and i will never be in the centuries to come. I believe in somaliland iyo dadka walaaha ah dhulbahante, samaroon, isaaq iyo dhamaan inta ku nool somaliland way is wada saamaxeen 1991. Laakin waa iga mide Samaroon damiir miyaanay lahayn iyagoo somaliland xukumayay 8 sanadood ayay maanta markuu madaxwaynihii hore sharafta lahaa ee somaliland uu xilkii ka tagay ayay maamul khiyaaliya la soobaxayaan awdal state? 
    haday logic u fikirayn beelaha darafyadu ma qax bay, dhiig, burbur, mise wax barasho nabad biyo himilo ayay rabaan? dont make your people flee dont choose blood to be shed. if you choose, then i will switch my logical thinking and throw my educational way of thinking and become ignorant and take qabiil as number one dookh. i am going to believe the suppermacy of ISAAQ people and i am going to masscare anyone who stands my way. begger has no choice we know who go the upper hand the ellites of somaliland won't tolerate such maamul mala awaal. wa bilaahi towfiiq walaalayaal.

  18. qoodhan says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  19. qoodhan says:

    war somaliland an la yaabay  1970 xageey jertay somaliland  war waxase war iden noqunmaye ee dadkiina dhenac karaaca waxoo ilaahay iden siyo ku iimansada  wadan an wawe qaweniyo bad baaxad awed waa maxay dowladnimo  maxey utareysaaaaaaaa 

  20. Xagar-boodhle says:

    Halkan waxa isaga jiibiyey Dhako-Xuntii sandkiiba mar soo neefsada.Somaliland waa dal mudo 20sano ah lasoo dhisayey oo wax kasta oo wadan leeyahayba leh.Waa wadan labaatankii sano ee ugu danbeeyey gaadhay hurumar dhaqaale,military,siyaasadeed tacliimeed.  Inanka ama Inanta 20 jirka ahi maba yaqaanaan wax layidhaahdo Somalia.Taariikhda Iskuuladana waxay kusoo qaateen halgankii dheeraa ee Jamhuuriayadini soo martay wadankana waxay ka yihiin 75%. Markaa hadaad caqli leedihiin waad ku tusaale qaadankartaan kolayba caqli idinku filan malihidine oo beri hore ayaad danihiina ku foofi lahaydeene. Jamhuuriyada Somaliland Gooni isutaageedu waa mid ka go,an umada reer Somaliland. Maaha wax dhayal dhayal nagu jooga. Waxaanad ka garan kartaan 20kaa sano sidaanan marnaba uga soo debcayn Gooni isutaaga oo uu dhiigayaga iyo dhuuxayaga u raacay.Baroortan iyo daba oradkan aad nadaba ordaysaan waxa u sabab ah waxad ogtihiin inadaydaan waxba qabsan karin anaga la,aantayo waayo hadaad isku kalsoon tihiin sidayada oo kale iskumaba kaayo mashquuliseen.Ayaan daradaa idin haysata ayaa qiyaamuhu idiinku dhacayaa.Dhawaana waxa laydin gelinayaa Gumaysi cusub ee ku caana maala amaba hadaan sikale u idhaahdo hada ayaabad ku jirtaan Guumaysi oo Uganda laydinka taliyaa. Markaa Mayd hadlaya ayad tihiina hadalba idiinma banaana.

  21. mus says:

    ma u malaynaysaan hadii ingiriis iyo marakan iyo jabaan isu yimaadaan inay soomaaliya waxka badalayaan < in kastoo la hagaajoo hubwanaagsan la saaro hoori waa iska hoori   soomaaliland markasta iyadoo isku duuban waxay taagantay kob cagaarle

  22. xuseen xirsi says:

    HAL CENTI KA BADALI MAYAAN SOMAALINA WELIGEED SIDII HORE ISAGU IMAN MAYSO SOONA NOQON MAYSO , SE DADKU SIDII UU KUWADA NOOLAAN LAHAA EE CEEL IYO BIYO LOO WADA CABI LAHAA WAA IN LA HELAA

  23. aslan says:

    wacan oo wanaagsan
    waaryaadh heen dadyohow reer somaliland  Anku af ingriisiga manaqaano em oo maanu fahmine  waxan meesha ku qororene bal Aqoonahnadii hanoo soo turjumaan oo afsoomaali hanoosoogaliyaa bartan

  24. omar says:

    If the international community wants to treat Somalia's problems, I would advice them to just focus on where the problems are. Why would they even bother Somaliland which is very peaceful with very successfully functioning government.
    I would also say a word to Somaliladers: Continue building country. For sure, in not many years time, your case will be clear. Bad decisions by the government of Somaliland with weak institutional development will ultimately result a joint venture with Somaliweyn. Silanyo should lead nation well. And I believe the only way he can do that is to utilize skills of the qualified. If we care about Qabyaalad and HIRSI is there becuase of that, why we dont then just join our brother in the SOUTH?

  25. Hassan Suudi says:

    sorry for the failure the come with president Silanyo. i think we need seeking help from Mr. Rayale
     

  26. Ahmed says:

    We people of Awdal well come New colony of Somalia that is great! 

  27. Galaydh says:

    A/C
     
    Aniga waxa  aan amin sanahay in ayna dani inoogu jirin  hadaynu nahay  Somaliland  Shirka Somaliwayn ee London 
     
    Marka waxan odhan laha talo ahan   Dawlada aynu sinay  ama aynu ku doranay Codka shacabka in ayna Shirka ka qab galin sababtoo ah  dannima inooguma jirto Meesha lagu hashiisinayo Garab yada isku haya Awooda  WEST SOMALIA .
    1 waxanan idiin sheegayaa  haday ka qab gasho Somaliland shirkaa in ay kaga qab galayso MAMUL GOBOLEED .
    TASINA AY TAHAY  XAQIIQA  
    MARKAA CIDII KA MIDKA AH SIYAASIYIINTA SOMALILAND  EE KA DIRSAN GROUP KA SILAANYO EE LAGA  YABO IN AY AKHRISTAAN WAR BIXINTAN  …..WAXAN ODHAN LAHAA  HALAGA FIIRSATO SHIRKA SOMALIWAYN  .
    SU'AAL SOMALILAND HADA  MIYAY KA MID TAHAY CIDA ISKU HAYSA  WEST SOMALIA  XAGA AWOODA TASI WAA….NO  SOW MA AHA   MARKAA LOMA BAHNA IN LA KHIYAAMEYO SHACABKA SOMALILANDDERS KA AH   LOMANA BAHNA MEEL LAYNAGU YASAYO IN AYNU ISKA SOO FADHIISANO  AMA SHARAFTA UMADA EE LAHUWAN YAHAY TAAS LOO ADEEG SATO AMA  HORSEEDA  SHARAFDHAC UMADA SOMALILANDDERS  KA AH   
    MARKAA  ARINKA  HALAGU EEGO QALBIGA SUUBAN 
     
    WABILAAHI TAWFIIQ 
    BYE MOHAMED HIRSI HUGUR (GALAYDH)

  28. ismail noor says:

    bullshit            the guy  has know  idea of somaliland  n somalia , 3.5 MILLION  SOMALILANDS    HAS VOTED  CAN  THIS BE DENYED  ?   

  29. Hodan says:

    Even if Siilanyo goes to the meeting and the International world thinks it can help Somalia by having Somaliland as part of it. It will not change the fact that most Somalilander are still going to stay away from Somalia just like most Scottish people demanded their own parliment. They just want more Somalis like Somalilander to help them deal with the complaints and jealousy by Pro Somalia people. They believe the only way Somalis will settle down and work on their nation if they bring in Somalilanders but they froget most of them have no heart for Somalia. It is likely to cause 1/3 of the Somalis to feel uninterested and probabaly leave to other countries causing more mass refugees and brain drain leaving the few to fight over leadership. Also Somaliland has strategic and resource importance so it will mean the people will see their people taken for granted again bringing back discontent and groups looking for compensation for thier troubles. 
    Somalialnd wether they call it Somalia or AU or UN or IGAD will be not only be of use to International and neighbouring countries not for Somalis judging by the mess Somalia is in with the TFG lack of authority. They don't want Somalis to control or benefit from their country but they want Somalis to sacrifice to Africa and International countries as pay back to them. So get ready for mass migration.

  30. Golis-Cowboy says:

    this is total tempatation and there no any advantage of somaliland to participate london confrence–why they wanna somaliland come on the table with more then 400 local government exists in south somalia, is there unstability now in somaliland we al know that somaliland is defferent from the the rest of somalia and it has it's own constitutions low and order, 
    they want to force somaliland to reunite with Somalia acting the old system og the late afweyne they have no respect to Sland and they believe that somalilands current leaders are very weak ti handle with that problem…
    thay have to say no we will not take part that unlawful confrence in london..we wil only face and deal matuel understanding with on ly one man who comes from villa somaliland..we wil never bnegotiate with the junior new regions what ever thay cal them…Somaliland politicians must not act poor they have tell the truth to them other wise we wil face desastories political issue among our society and evcery one of us will try to be closer to somalia–if that happens somalilanderfs wil never gain again there unique nation with daily development and lack of trouble

  31. DALJIRE says:

    if somaliland boycot the london conference it will isolate itselF and the new STATES like AWDAL AND KHATUMO are enough to represent the Northern Somalia People. INTERNATIONAL COMMUNITY WELCOMEs awdal and khatumo and they are the new players in the somali politics as they have been elected democraticaly by the people of awdal and ssc. SOMALILAND RIGHT NOW IS UNSIGNIFICANT local administration, the world would listen and respect the view of majority of Somalis who are willing to establish new inclusive Somali goverment.

  32. a. hassan says:

    right
    Karis xun iyana ku wax la, siyaasaduna waa wareegto, taarikhduna iyadaa is qorta, dont wory- S/and victory and wanaag waxay waxtar u tahay dhamaan bulshada soomaliyeed ee wanaaga jecel; Ajandayaasha shirka london iyo maxsuulka laga filayo midna haka rajo xumaanina and dont make it big issue. it is a matter of Ninba wax la si. give the right suport to yr new nation striving brother “Somaliland” waa inoo wada dan guud iyo baqaha ka raw british

  33. arabsiyo _girl says:

    xagar _boodhle
    maa kolba si baad u hadasha malin dhawayd sowdigi laha somaliland waa doon dagaysa
    markay doontu dagayso
    dadka dusheeda saaran
    cabsiba la darista
    maxaa ku badalay manta wax noga taabo huuuuuuuuuuuno kkkkk

  34. Khaatumo man says:

    Saraar boy,waxan ku odhan laha iska hadlow ina igare. Khaatumo ninka maxkamada saaraya xagu jiray marki hore ee hortina lagu samaynayey miyaad maqnayden? Dee maya ee cidban wax iskaga kiin tirinayn hadad isaaqba tihin waayo dhulbahante oo qudha aya idin karbaashaye bal kawarama hadi darod isu kiin raaco? Dee gurigi morgan ee hargaysa ayaanu so ceshan lahayn oo sidini ayad buurihi ku noqon lahaydeen.

  35. Abdiqadir says:

    I am sadden that people are still thinking in the year of 2012 an outsider will come and bring Somalia together! keep deaming!!

  36. Abdi says:

    Khaatumo girl. Dhulka laysku haystaaa waa dhulkaaagii ee maha dhul Isaaq, horta sidaaa ufahan. Caynabo waxa dagan maata h/j oo aanad waxba kaqaaday. Adiga oo wata daarood iyo doowladii adeerkaaa Afwayne ee africa ugu waynayd ayaaa iidoorka waxba kaqaadiwayday eee maanta oo ay Somaliba ugu awoodwaynyihi waxa kaqaadimayside adiga ayuun baaqaxi.

  37. Midnimoboy says:

    Warheedhee waad waalantahiim maxay idiin soo kordhinaysaa in aad maantoodhan ka faalootiin shir iinaan ka warqabin agendaha dhabtaa ee looga hadlayo, goormaa naqotaan dad ah experts of internationell reletionship? War naf yahay ordaha shaqaysta waxii shirkaan ku saabsan mediyadaa ka maqli doontiine..

  38. Midnimoboy says:

    Runta hadii laga hadlayo cidna kuma qasbin Siilaanyo in uu aado shirkaan invatation baa loo soo diray lakiin cidna pressure masaarin. Lakiin wuu fakaray oo waxa uu arkay in siyaasadii hore ee iska ciyaartaa ahayd ee caalamka iska dhamaatay. Wuu ogyahay in dowlad ay reer galbeedku taagersanyahay in uusan u babac dhigi karin hadii uu shirkaan wax ku yeelan waayana uu noqonayo kaliya warlord reerkiisa u taliya.. Marka saxiibayaal duqa shirkaas daruuf baa geysay ee u garaaba. Mideeda kale shirkaan agendayaasha qoran bes baa looga hadlayaa. Ishka keliya ee Siilanyo uga furan shirkaa waa in marka shirku dhamaado uu isku dayo in uu la hadlo oo isbara hogaamiyaasha calamka ee meeshaas imaanaya waa haday waqti u hayaan.

  39. Midnimoboy says:

    Mustafe Landar
    Walal adiga hadaad isku aragtid in aanan hayn muwaadin somaliyeed taas aday ku qosaysaa anaga in aad noo sheegtid u baahnid. Somaliland waxa layirahdo waa maamul beeled marka hadaad isku aragtid muwadin beeled aday ku anfacaysaa kolay. Cid cid qasbaysaa ma jirto, Isaaq lama qasbayo adinkuna cidna ku ma qasbi kartiin rabitaankiina. Marka hadad maanta soomaliya joogtid hasoo dhaafin Hargeysa, Burco iyo Berbera halkaaga ku ekoow oo ku iimaan qab. Dadka Somaaliyeed Isaaqa uma baahna ee Isaaqa dadka soomaliyeed u baahan. Marka meeshaada calanka jahada SNM iska lul.

  40. bristolboy says:

    saaxiibayaal waxaad u muuqataan inaad is dhiibteenba, taasna waxa muujinaya sida golaheenii wakiiladu isugu raacay in shirkaas london la tago.waxaan ka yaabay sidaanay qoladii wakiiladu aanay arinta ugaba fiirsanin,alleylehe haddaan laga tagin xildhibaan reer awdal ah oo da’yar oo la yidhaahdo ahmed yaasiin ayaan arkay wax arintaas mucaarada ilaa hadda meel walba la taagan waa khiyaamo iyo dalkan ragbaa xaraashtay oo uu ugu horeeyo oday siilaanyo.anigu waxaan leeyay yaan la jixin jixin ee ha la taageero siyaasiyiinta arintan ka horjeeda waanaynu eegi halka uu siilaanyo ku furto geedigii oo u xadhko xidhay.

  41. Afar irdood says:

    Waryaa Midnimoboy
    dhaaf ninyahoy dadkan maweeladooda ha ku raxastaane, maxaa ka rabtaa? Reer somaliland ii baashaala sxbeyaal ninkaan warkiis ha u bixina! Viva Siilanyo

  42. SARAAR RIGION says:

    MIDNIMABOY WAXAAN ODHANLAHAA AMA MAGAC QABIIL SHEEGO AMA MIDNIMO SOMALILAND WAA
    MUQADAS SANKA INDHAHA LAGA GALINAYAA WIXII AAD HORAY UFASHEEN MARKII LAYDIIN DHAAFAY
    KKK AYAAD SIDA dameerka BIQDAA GURTEEN TALAABO SHARCIYA AYAANU DINKA QAADAYNA AMA TAHRIIBA
    AMA INTAAN LAYSGAADHIN HOGAANSAMA AMA DHULKA KATAG IDINKOO DULAYSAN WALAGIINBA parasite AYAAD HAYDEEEEENE

  43. maxamed says:

    somaliland neey aluunbaa ku ridika qaranka somaliland waa qaran jira ilaahay hadaayee

  44. maxamed says:

    somali waa tee ma tii xasuuqday shacabkeeda iyo dadkeeda maxay ku doonaysaa midnimo somali yaan been laysku sheegen qarankanu wuu tashaday

Leave a Reply