|

SAADAAL! by: Abdi Shotaly

Tixadan waxa tiriyey illaah ha u naxariisto'e, geesiggii ma dhintaha
ahaa, ee ku caan baxay wadani-nimadda, iyo xoriyatul qawlka,
cadaaladda ee aan weligi wax dedin, sabab-taas awgeed-na u mutays-tay
xabsi iyo jeel, waa HALYEYGII AMXED ISMAACIIL DIIRIYE( QAASIM), illaah
ha u naxariisto'e, isaga oo ka hadlaaya, markii uu ilko-weynihii dalka
markaa ka talin jiray uu yidhi waxa siman ragga iyo dumarka ee uu
kitaabkii illaahay dhinac iska dhigay, yidhi waxba sheegi-maayo, taas
oo ku caday-naysa in aanu haysan diinta islaamka, mar haddii uu diiday
in uu rumeeyo wuxu yidhi quraanku oo uu been ka sheegay, hadaba isaga
oo ka hadlaaya halyey Qaasim ( rabbi janadiisa ha ka waraabiyo'e baa
wuxu yidhi tixdan:-

 Eeylo iyo Siwaaq-roonta xumi ha i suryee-yeene
 Seetada ha ii gaabi-yeen sabab la'aaneede
 Seeddiyo boqnaha hay jareen sab iyo laangaabe

 Sanqadhyari ha ii dilo Tumaal siiqya looshadaye
 Sanka hayga mudo inan gumeed loo sarrayn jiraye
 Sawaab iyo Midgaan Guulwadii ha i sudhnaa-deene

 Hadba hay saloo-sheen sidii geedka saarka ahe
 Ilaah baa sidaa noo gartee ha i sadqee-yeene
 Anagiyo Saleebaanadii waa na sida-taaye

 Seeftii Abgaal bay agtaal saawirta ahayde
 Habar Gidir sinsaa-rada ku timi sigay Ugaas-kiiye
 Sixilluu kacaankani u galay Saca raggii-siiye

 Warsangeli Suldaan iyo ma jiro Boqor la sooraaye
 Saamee dhammaantii Isaaq salaw colaad-deede
 Soomaalidii waxa ka nool saaka madax gaabe

 Wax Siyaasaddii loo egmadey silic ku nooshiiye
 Markii talada habar saar leh iyo sebiyo lo doortay
 Ayay sayn-caddaa iyo wax garad sibiq dhaqaa-qeene

 Dhulkan Suuradii lagu beddelay socod-na dhaameelay
 Waa wada socdaa-leen raggii soocanka ahaaye
 Saadada cadhootee yibraha laga sarray-siiyey

 Waa sixirradii Bucur-bacayr sananka muuq-daaye
 Inta ay sidaa tahay nin gobi soomman ka ahaaye
 Qaansa-leydu haw sacbbi-yeen Siigga qalataaye

 Naagaha surwaal-kali mashxarad ha u safnaa-deene
 Single iyo waxaan dhalad ahayn siidhi haw tumo'e
 Sabaalada ha moodeen in loo sahanshey meel roone

 Saadaa-ladaa lagu gartaa sebenka caal waa'e
 Waa waxa abaar nagu salliday soof ma reebta ahe
 Saddex guuro waa waxa na baday sadhiyo daacuune

 Samadii daruur laguma arag Seerma-weydada'e
 So'dii ceelka waa waxa biyuhu uga sal guureene
 Adduun-yadu sidaa kuma gudhoo subaxba waa cayne

 Nin kastoo sallaan dheer u baxa siibashaa xigiye
 Suul-daaro waw halis ninkay rag isa seegeene
 Sir qaba-hana taariikhdu way sahamin doon-taaye

 Maanta-na Siciidow waqtigu saamaxaad malehe
 Moorada sal-keediyo xalaan sugay malluug-tiiye
 Sufurtaa madow ee dayaxa saaran baan garanne

 Dhiig buu sidaa waqalkan aad sagalka mood-daaye
 Siigada dhacaysaa ragbay sabibi doon-taaye
 Ilaahay sidaan ka arki jirey way ku soco-taaye

 Duulkii sedkoodii dhammaa saancadka lahaaye
 Samba-badda gantaa-laha ka mudi saadan-bay garane
 Waa nayla kala soocayaa subax an dheerayne
 Ninki cadho la sooyaa-mayow sabirka maad dhowrtid.

Akhri-soow wuu guhaamay, oo siduu u sheegay bay u dhacday, 7 cisho ka
dib baa la dilay, wadaadaddii, ilayn waa kii yidhi "diig buu siddaa
waqalkan aad sagalka mood-daaye", isla subxii 10:30 aroornimo laba
diyaara-dood oo dadka loogu hanja-baayey, oo isku dhooola tusnaayey
Af-la-haar, waa kuwii ku dhacay Xaafadda Waaberi oo ka soo hoer jeedda
Baar caga-weyne, hal-kaana ku sii dishay oo guryo fara badan ku sii
baabi'isay, waxa-se is waydiin leh nin kasta oo kibraa, oo sidsda awr
qooqay isku lisa  dhibidda wakhtiga uu camalay-naayo, waxa u dambeeye,
ereyadda uu abwaanku sare ku iclaamiyey ee ah Nin kastoo salaan dheer
u baxa soo deg baa xigiye, bal hadda meeye raggii boqor-tooyadda
samaystay sidda Xusni Mubaarik, Shaahii Iran, Qadaafi, Caligii
Tuuniisiya, Cali Cabdlle Saalaxii Yaman, Xayle Salaase,Jim paul
bukasihii Central Afica, iyo qaar kaloo badan, af-kuna is muu lahayn,
kumana tashan, ciyaar baana ay la ahayd, illaa ay runi-run tagtay ( He
never ever accepted or thought that the reality is always true & lies
never go far, as juctice comes in without notice).

* N.B Samba-badda gantaa-laha ka mudi saadan-bay garane!
  Abdi_shotaly,
  Oodweynenews.com.

34 Responses for “SAADAAL! by: Abdi Shotaly”

  1. NINA says:

    waa odaygii shotaly iyo fikirkiisii( KKK) waa afrikaankii ugu horeeyey ee fikirka( KKK )ga halkan duruus ku bixiya ee adeer qof wayn baad tahaye tusbaxa iyo cibaadada ku dadaal intaad isir nacayd iyo karaahiyo afuufaysid

  2. safiya says:

    Nina,

    waxan filayaa in aad khalad ka fahantay gabayga ee muxuu ka hadlayaa waa su’aale? naa ku noqo af weyne iyo siddii ddinta u bedelay weeye, iyo siduu ummadda u galay, oo reer walba leh, ee gabaygu isir lala coloobay maaha, malha af somaliga baanad aqoone, ee isla yaab oo aqoon yahanka cabdi shootali xaal sii cuqad baad kaa buuxdda, in uu diinta kuwacan yahay iyo in kale maxaad ka taqaan, orod adigu ddinta barao ninkan adigu kii aad wax u sheegi lahayd maaha ee dhan kasta kaaga aqoon dheer oo waa lagaa yaqaanaaye, oo shut uo your bloody mouth, ruux aanad gaadhayn afka ha la geline.

  3. waxsan sheeg says:

    Salaama calalykum taliyaha Oodwayne news bal keen cadaytii Qandaraaska madaarka Hargaysa ee shalay warka aan
    cadaynta lahayn aad soo gelisay waa haduu warkii shalay ee lahaa ninbaa eex loo siiyey run yahay??????????? haduu been ahaana beenbaa naga baxsatay kusoo jawaab!!!!!!!!!! ninka meesha ku sawiran baan la hadlayaa?????????????

  4. NINA says:

    safiya
    eedo shootali fikirka sumaysan ee uu halkan ka dhiibo horaan uga daalay gabayguna waa mid sumaysan inuusan odaygu diin aqoona maan odhane inuu ku mashquulaan idhi waayo fikirka colaada ah baan arkaa inuu aad ugu mashquulsan yahay waxaan ahayna saaxiib ma taqaanida afxumada jooji hadii odaygu fikirkuu soo gudbinayaa kaan halkan ka akhriyo uu yhay ilaah baan ka magan galay waayo jaahilnimadu waxay ka bilaabantaa isir nacaybka iyo cuqdada joogtaga ah ma ihi qof dadka ku xad gudubta lkn wixii aan xadaari ahayn waan u jawaabayaa mise meesha idinkuunbaa isugu jiibiya quraan dhurwaaga caydu waa mamnuuc iyo caado jaahil saaxiib

  5. safiya says:

    NINA.
    Adiga baa sumaysan waayo wuxu sheegay taariikh dhacday, ee ma waa been baad leedahay, qofka ka hadla wax run ah oo markhaati leh ka diiidda sidaadda baa buka oo sun iyo boog daacay, ee orad dhakhtarka tag oo is dawee, waa tix run ah oo sidaas u dhacaday uun alle iyo jini iyo insiba og yihiin ee miyaad muraara dilaaci, mise nafta baa kaa bixi sidaas buu u wadayaa taariikhddii af weyne, ma isga baan odhannin ragga iyo dumarku way isman yihiin, qoraagana been ha ka sheegin, mallaa af somaliga baa kugu yare, oo qurbaha baad ku kortaye, mise meel baa ku karaysa aan la ogayn, hawiye qaybihiisa kala duwan, saleebaanadda( majeerteen), warsangekli, Isaaq haduu yidhi saw intuba may dhicin naa edeb samee wax ku hadlimayside.

  6. mohamed cheers says:

    Axddi bucur bacayr baa Somalia dib uga soo nooladay Somalilandna farabaas ku hayyah kkkkkk.Gabaygan
    macne wayn bu ku fadhiya shaki la’aan. goor dhowayd waxan dhegeystay vdu lagu waraystay DR Omar wasiirka
    dibeda JSL oo ka hadlayay roadmapka Somalia London Conference iyo mawqafka Siyasada Somaliland ka
    qayb galka Shiraas isaga ah. Speechkii Cameron ka bixiyey Mog iyo qorshooyinka Roadmapka for all Somalis
    including Somaliland iyo sharaxada DR Omar afSomaliga ku bixiyay had iyo jeerna ku bixiyaa wa kaf iyo kala dheer
    iga dheh. Allow sahal aamuraha.
    Cheers.

  7. NINA says:

    saffiya
    siyaad camalkiisii wuxuu go’ay maalintuu dhintay ilaahii uuntaana la xisaabtamaya lkn waxa hadalkiisii uu weli qof wayni u soo celcelinayo weeye isir nacaybku iyo cuqdada joogtada ihi qoraaguna waa ku takhasusay inuu maasajyada karaahiyada ah intaa soo gudbiyo saaxiib diiradiina kor u qaada soomaali hortiin iyo kadaashiinba waa is laynaysay waana ka dhaqatay weli meel kaloo soomaliya kuma arko qoraalo hate iyo cuqdad joogta ah aan halkan ahayn oo aan qoraagan intaa u akhriyo suaal saaxiib? maxay nacaybka joogtada ah iyo karaahiyadu idiin kordhiyaan? ogowna anigu shaksiyan waa la sodaa suuratul nisaa iyo siyaad bare wuxuu ka yidhi arinta dumarka lkn intaa kuma soo celceliyo waayo waa wakhti laga gudbay markaa saaxiib xumaan dhacday oo soomaaliyoo dhana ku habsatay ayaad idinku si khaas ah ugu ololaysaan taas weeye sababtaan uga jawaabayaa qoraalka saxiib noloshu waa koobantahay kana yar waxaan isku mashquuliyo habeen iyo maalin dhib beri igu dhacay saxiib markaad ila doodaysana dooda aynu kku ekaano waayo ilaa iyo hada anigu kuma afxumayn

  8. NINA says:

    suaal qoraaga ku socota?gabayada qaarna xikmad baa laga soo qaataa qaarna waa colaad huris kuwo waaqic jiray ka sheekeeyaan gabaygan aad soo xulatay in yar baa siyaad camalkiisii ka taabanaysa inta badan gabaygu wuxuu ka soo horjeedaa in soomaaliyi sinaatay oo waaka leh yibrihii iyo tumaaladii baa dadkii kale laga saraysiiyey miyayan taasi ahay social justice iyo sinaan mise hadalku marba waa meeshuu u jiidmo oo intaad rabtaad ka isticmaali suaal kale?ma haday soomaliye meel kastoy joogtaba nidaam dhaama kii berigaa haysataa waata maanta kuligeed inay maxmiyad gasho afka u saarane anigu qoraaga waxaan ku oran lahaa maadaama aad masaaxad aad ku hadasho haysatid ku hadal bimaa yurdii laah ood ajar iyo xasanaad ka helayso weliba adigoo leh dad looyal kuu ah sida safiya oo hadalkaagu micno wayn ugu fadgiyo cafis iyo samaax hadaad afeef iga tabanayso

  9. mawlid says:

    WEGer Sowtan odaygii shootaly khalaaweeyay sidii fooxlaydii reer Burco KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK oo nacayb ma cidbaad wax kaga qaadi awoowe.Siyaad Bare in uu dhintay horta reer Mayd canaante ma loo sheegay KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK OO Malah maytidayba tun jeleecsadaanee miyaan laguu sheegi KKKKKKKKKKKKKKKKK.

  10. Run Dilaacshe says:

    Shotaly xikmad kale keen. Shakhsi nayb-ka iyo qolo-nacayb-ka waa meheradaadiiye. Maxaa kuu uraaya hadda ee aad u soo xigatay gabaygan abwaanku tiriyey. Yaa ka soo dhacaaya sallaanka dheer ee uu fuulay?

  11. Run Dilaacshe says:

    Wallee Moorgan iyo habruhu mar labaad ayey is arki doonaan. Si fiican ayaad mar labaad magangalyo u tagi doontaan Harta Sheekha iyo Dulcad. Absame wuxuu ku dhaartay inuu dhagta dhiiga idiin daro. Firxad-kiina waraabaha Dhurwaale ayaa ka dhergi doona. Iidoor wagaashliyo kufriga wacad Alla u yaale.
    Cabdi Gahayr ayaa sheegay oo yidhi:
    • Dhalinyarada Reer Nuux col waa, looga dhaar maraye
    • Dhaxal eego mooyee ma laha, dhiiranaan ficile
    • Hadduu dhiiranaa Reer Shirdoon, naga dhawaateeye

  12. XKeyse says:

    Xaar dilaacshe ,
    Morgan haduu wax kuu tarayo markii naagihiina Daarood baytariga lagu gurayay sawkii doontii ay kaga baxsanayay Xamar iyo Baraawe iyo Marka isagii kaga horeeyay lool show daarood ma xishoodo

  13. Run Dilaacshe says:

    Farda laysgu hayo maxaa laysaga faanin. Moorgan hadda wuxuu joogga Buuhoodle. Habraha u sheeg inay xaabalo sii qotaan. Wallee sidiinii ayaa idinkoo nool dooxa Hargaysa la idinku aasi doona.

  14. XKeyse says:

    Buhoodle ma USA bay ku taal saw gurigiinii maaha oo dumarkiinii iyo caruurtiinii ma joogaan, mise waa cara-ku-soo-dhaca guriga habartay ? kuumbo koombo dhalay, waa lagugu dull iman halkaanu marinay 100 dhul oo kale waanu marin adiga iyo siigu una waad qixi doontaan

  15. Run Dilaacshe says:

    Ku Xkeyse:
    Waar adigu umalayn maayo inaad tahay Iidoor,kuwa badan ayuu dhalay Daarood-ku intii uu xukumaayey iidoorka oo hadana sheegta inay yihiin reer Sh. Isaxaaq. Maalin dhoow ayaan qaar ka mid ah magacaabi doonaa ee bal is-hubso adigu.

  16. BUUHOODLE ROGMAY BAL MAXAA CALI KEENAY! says:

    Xkayse waa beenaale waxaad haysaan iidoorow badka keen saa waa bootaynaysane

  17. Baarqab says:

    War ileYN iidoor ma XISHOODo WAR MEXEY DHEHEEN SIILAANYO WAA LAGA DHABAY AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAS

  18. bile says:

    abdishotli waa ragdii hawga soo dhaqaaqin

  19. degmo says:

    NINA
    kan nina la yidhahdo waa bilaa xigmad intaa wuu hadlaya meel kasta waad ku arkaysa isagoo hadal bilaa xigmad ah la taagan, waxa halkaa kaaga muuqata ninkani waa jaahil waana dadka dhawaan bartay sida af somaliga loo qaro sidaa darteed xiise badan buu u hayaa inuu markasta wax uun iska qoro ilayn tijaabo ayuu ku jiraaye , taas waxa ku tusaysa marka geel loo heeso ayuunbuu goroyo u heesa kkkkkkk waar yaa kan umada ka qabta nac nacdiisa , anigu waxan ka mid ahay akhristayaasha ood wayne lkn waxba ma qoro mar kasta wax uun baan akhriya waa hadii war xiise lah jiro ,waxanse ka yaabay markasta oon soo gallo waxan arkaa ninkan oo commentka ku dhex waashay oo intaa hadal aan sakaaro ka biirsan qoraya oo intaana caytamaya , hadaba is waydiintu waxay tahay ninkani maanu camal kale lahayn 24/7 wuxuu ka dhex caytamaya halkan waa nin bilaa nolol ah oo aad u liita ,inuu qof dulaysan yahay waxad ka garanaysa qoraaladiisa subxan allah ,waar umada ka fadhiis garac xaaran ku dhashay baa tahay oo bilaa akhlaaq ah , waxa kaa gardarn qofka afsomaliga sida loo qoro ku baray oo kuu iibiyay pc ga

  20. degmo says:

    abdi masha allah waxad soo galisay gabay aad u qiima badan runtii , waad ku mahadsan tahay murtida iyo taariikhda aad nooga sheekaysay ilayn dadka qaar waxba kama oga taariikhdii hore waana mid loo baahan yahay in loo soo bandhigo jiilka cusub ,,,,,waana ku salamay mudane gudoomiye

  21. yusra says:

    ala maxaa ogaadeen ciil haya waar moorga haduu soo socdo buti land ba waa u xore horta adigu dadkaaga la gubayo sida xashiishka ka hadal inta aad ka talinayso meel aan waxba kaaga soo kordhayn jaariyadahaaga burco iyo hargaysa ka buuxan asturo

  22. nina says:

    Shotaly ama qoraaga maqaalka
    Adeer iga raaali ahow oo hayla yaabin hoggaankii ama siyaasigayagiina Amxaaro ayaa xidhay,hadana ciidanka qaranku intui raggayaga dul fadhiyo waxaan qaadayaa “A wADNAHAY DHAGLEE DHAG DHAG DHAG WADNAHAY DHUGLEE DHUGDHUG

    Kkkkoo haduusan qoraalkagu gantaalo ahayn kamaan hadleen kkk

  23. nina says:

    Safiya
    Adna ayni is cafino dumaashi,inaadeerkaa baa habeenkii oo dhan hurdo ii diiday adna kaftanka hay diidin kkl

    Illeen waxaanu qaadaynaa dhug dhug dhug wadnahaa dhugdamlee kkk

  24. nina says:

    Degmo

    Kkk dumaashi marwo ayaan ahay ee nin ma ahi
    Labada dhinacba waan ahay

    Beryahanna hurdadaa nagu yare kkkkk yaaa!!!

  25. degmo says:

    nina
    jawaab ma laha hadalkuba waa gam ,hadii sidaad sheegaysa run tahay waan kula talinaya si walalnimo ah iyo dumarnimo walal iska yaree qoraalka badan hana isku dayin inaad maqaal kasta oo la soo dhigoba comment ka bixiso walibana af lagaado samayso marar badan oon ku arkay adoo caytamaya , kuuma wanagsana if iyo akhiroba akhlaqiyana ma wanagsana , xataa haduu qofku is yidha laguma arkayo dabeedna wuxuu doono qoro waxa kaaga iman karta karaahi iyo in laga naxo , midna aan kuugu daro wlal hadii aad reerka u dhaxday oo ay kaa run tahay sidaa ha u nicin ilayn waxa ka dhashay jacaykaaga iyo awlaadaada , raalina ahow dumashi cafis iyo saamax

  26. mawlid says:

    Waar nimankii IIdoor Habrihii lagu sheegi jiray baa alle u tuuray KKKKKKKKKKKKKKKK maxay sheeko aan geedkaas muuqda gaadhsiisnayn wakhti iskaga lumiyeen HHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHH Landtii aad sheegi jirteen lawaayoo la heli waayee iska nasta, Daroodna waxba ha ka daba buuqina waxba idinkama dhexeeyaan KKKKKKKKKKKKKKKKKKK S/L Ingiriiska, Maraykan iyo Ethopia ayaa diidayee bal hada waydiiya sababta oo ka hadha sheeko Foodlayda aad shubaysaan.

  27. Run Dilaacshe says:

    AShotaly wuxuu ka dhigtay Oodweynenews xiddigtii October ama Bravada-dii Soviet Union-ka. Koofiyad bidaar lagu qarinyo ayuu meesha ku dhajinayaa. Arrintaadu waa xaalad abuur, meelbaad u jahaysan tahay, intaas horeba waa loo ogaa ee wax cusub ma haysaa.
    • Nimanyahow hashiinii ma arag, waana la hubaaye
    • Waa taan hudheelaha galaa, hogoga Iidoore
    • Waa taan hariirsade gubaa, dhuxuli hoos taale
    • Waa taan makhaayado hurshaa, halow i leefaaye
    • Haweenkaygu waateey midgaha, hilib ka iibshaane
    Waligiiba dhul aanu lahayn ayuu ka dabayuusa Iidoor daba-cayuun. Adeerow Berbera, Gabiley, Hargaysa, Burco iyo Ceelafweyne ha idin deeqaan, dhu-balaadhsi wuu dhammaaday, hadii kale sidaadii ayaad buuraha salaami doontaan.

  28. ashotaly says:

    Ku ( kan sheegtay run dilaacshe)),

    Dhawr eray aan ku idhaaho:- Af noolina wuu hadlaa eyna waa ciyaa( Moorgan), muxuu yimaadaa Buuhoodle sharabaa-dadda uu gasha-naayo baa laga sii baadhaa 100 jeer oo uu yidhaa isqaa baa wax geliyey, musqusha siddii cirka lagaga soo dhacay baa laga sii horeeyaa oo la yidhaahaa cid ma joogto, sas buu ka qaaday reer sheekh isaxaaq, ee ma ka heerkaa maraaya baa buuhoodle ku imanaaya sidda aad tilmaantay, sheekhu faan weynaa, kelyahaa yaa siinaaya.

    Waxa taagan tii aad idinku isku qirteen, ee dib u raac guba iyo coaaldii, Cali dhuux markii loo diiday hashii uu is yidhi ka waraabi haro digeed, ee inan yari ku yidhi kama cabdi kartio, waa kii Faacuul ka siidaayey, ee calaalkii lahaa ” Cartaneey camuud layska qaad, ceelkii reer dalale,
    Haday curadado kuu nool yihiin, waad cabdi lahayde,
    Caalaa cid kuu xiga, oo waa cug dabadeee,
    >>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>
    ka soo dhaaf oo sawdinkii lahaa ee ay afkiina ka soo baxaday:-
    Iidoor dir weeyee haddii, duule soo kiciyo,
    Gidi habar magaad-luhu, haduu dabarka soo goostay,
    Dumbuqiyo rasaatii haduu, debec-sanuu siiyo,
    Waxa adiga duug kaaga noqon bayga degi waayey( cali dhuux buu la hadlayaa qamaan),
    Waar ina daa waa wadda qabnaa, daawashiyo ceebe,
    Horta yaa la da’a wayla yaab dawyadaad xuliye,
    >>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>,
    mid kale oo aad tidhaaheeenna waa kan:-
    Hadba dunida duul baw kaca, oo diin la soo shira’e,
    dar illaahay yuun baa xaggii, looga soo diraye,
    Saw sidda darwiishkii Isaaq, duub cad umma qaadan,
    Aday dilaye ( cali dhuux baa lagu leeyeyhay) goormaa , isaaq doolo iga qaaday, maxaa libinta daarood lahaa dabcayuun siiyey, war-dheer oo dagaal xumi ka dhicin dig iyo baaruudi, ku dalaaqe naagha in aanay dib uga laab-mayne, ma dumaalo naaguhu ninkay, nolol ku dayr-shaane, dibnihiina uun baan galoo way dudubi-seene,
    >>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>.
    markaad isku diganay-seen saw idinkii isku lahaa:-
    ilamadacarba duul bay indhaha dubuq ka siiyeene, iyo adiguba darkii cayna-baad deris ku taalaaye, dunta boqorka nimankii tidcaday ee dooni jiray shaalka, dagaalama idin-kaba la laa duub caddii hagare( hagat aadan), ee cali dhuux na lahaa Dan baa tidhiye laam duudsi-yeen dirirki dheeraaye( waa ogaadeen), Intaasiba waa dhex -diina, balse intaan kugu idhi aan wax yar kaaga taabto:-

    Salaan carrabay ( illaah ha u naxariisto’e), wuxu yidh:- Wuxu aadan webigaw hirdiyey, harabku waa khoofe,, habar waana waa kaa hengela labadda haamooode, huurkii shabeelay galeen oo hure banaankiiye, habaqan-kiinu waa kaa ku dhcay hobiyo iyo xeebe, aniguna halkaad degi jir-taan ka hawisaa-yaaye, hibashada xun waa lagu yaqaan, habar xabuusheede, hadaad ficil hinaasiday, asaad hiilin kari wayday, af-kaag ku hawl bixi ,cidlaad ka hanjabaysaaye, habar yoonis waa taa hanitiday, haradi weynayde, maanta-na habalaha loo dhisay ku habranaa-yaane, wax hortiina lagu maalayaa kii hagoogana’e, waa kaa hareer-tiina looga hoy dhigaye, nin sakaaro heensay-nayoo, haaban kari waayey, isagoo hunguri waa shidee, hed uga yaabay-nin, haleeladda ma daayeen, nin cunay hilib ugaadheede, waa tii lagaa hiray adoo qaba hamuun-tiiye, hwan maragga waa tay ahayd hadhaci waab-naaye,
    >>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>,
    Colaadii Caynaba inta aanay dhicicn, sawkii yawle lahaa( illaah ah u naxariisto’e), Haddii aan habar waa iyo harti-yeydda la dayn, isaag waa isku hayb, waa isku aabiyo hooyo, habar-yoonis galbeed, iyo hargaysaa iman doonta.
    >>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>,
    Weli lama hayo meel uu daarood kaga adkaagay Isaaq< car keen mid Qudha, aniga baa kuu sheegaaya inta ugu dambaysay ee aan haduudhlaha kaa waraabi-yey:-

    Wadaakii waallaa, caynabi meeday, meeday haro digeed, mee af-weyne, iyo dawladdii aad ogayd yaa cunay,, meeday laascaanood yaa ka qaaday BUDHLAND, yaa haysta, ma gabaati baa la noo siiyey, yaa idnka maquuniyey somalialdn ee dhan walba idin seejiyey, DAAROOD KU XAAR waad taqaanaa halakay ku taal iyo waxa magaca loogu bixiyey, mee daah-yaale, isaaq siddiina afka kama dhurmo, ee waa arin idin caado ah<
    , " haaraanka iyo faanka waa iska hido raac-deene, maanta-na higaadaadw add waa halkii abide,hala kuma xaray-side dar baad ku hawiray,saaye, ku hog li'idin hebel toogadaad dad u heshii-seene.
    Waar bal mid qudha soo sheegta illaa caawa hadaan wado ka dhamaan-mayside.

  29. mawlid says:

    WAAR Odaygii maxaa qaaday sowkan xaarkiisii walaqda eeyaahee ashotaly dee horaa looyidhi hadaad ruux xumee tidhaahdo lafaha lama sii xagtee wax uun baa la xeeriyaa KKKKKKKKKKKKKKKKK Sowdagan Kuray geel jira ah u caytamay maxaa quruumaha dhan iyo Darood ku waadhsiiyay Isaaqow Muuse waakaas 90 jirkiinii waa kaas KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK Waa Af Qadh miidhan ,waar hadaad wax isku hayso meel baa lagaga baahanyahayee kaalay KKKKKKKKKKKKKK Xaar-dareeshe miyaadan aqoonse adigu KKKKKKKKKKKKKKKKKKK kani wax ma oga waa Ayeeyo.

  30. abdi says:

    mowlid
    dee cabdi kaama wayna adba awoowe baa tahay sowniga ku garanaya , ma waxad ka naxday runta abdi shotali kuu sheegay iyo xaqiiqada la soo faqay kkkkkkkkkkk alla maxaan qoslay taariikhdaadii oo dhan baa badka la soo dhigay , waxa kuu fiican inaad mar danbe hadlin ood waxba soo qorin,
    abdi shotalina waxan leeyahay hanbalyo inader ilaahay ha ku dhowro oo caqliga iyo maskaxda wanagasan ee caafimadka qabta ha kuu daayo , guulayso mr shootali halkaana kaga hay

  31. Yawle says:

    Nin dheh shootali, wallee run aan muran lahayn buu afka ka geliyey, ee maxay ku hadli, mid keliya sheega oo daarood kaga adkaagay Isaaq badka soo dhiga buu idin yidhiye , keena wax hadal madhan lama rabo’e, taariikhdu waa ma guuraan malaha in la ilaaway baad moodeene, yaasalaam illaah ha noo kaa daayo Abdaw dhanka aad naga xigto (somaliland), waa meel libaax butaystay oo looga caagay, in aan la soo marayn waa hubaal, maxaad nin wax is biday aad duhur eryatay, daarood Shootali baa ku filan ee ha iska hadreen.

  32. NINA says:

    waar kuwa i copy gareeyow kartidiin baad hadasheen markaad i caayaysaan waa qoom daciif ah oon comentka xejisan karin waar waxaad gabadh ku caydaan waa dhaqan aad xayawaanka kala siman tihiin waxaad i tusteen inaad adhi carbeed ka caqli liidataan car bal iigu jawaaba si mandiq iyo ilbaxnimo ku jirto waxaad moodaa khamaarad la wada murqaansan yahay

  33. giirre says:

    Odayga Cabdi Shotali, yaan wax laga qorin, sidii riyadadii Somaliland ay ciriiriga u gashayba ,isna wuu is dhex qaaday,,
    wuxuu qaadan la´yahay, sida ay wax isu beddeleen , habeenkii buu ku riyoodaa isagoo calanka buluugga sita,markaasuu
    soo boodaa oo yiraahdaa, bal kana maxaa ii dhiibay,kkkkkkkkk

  34. Qoslaaye says:

    Tani waa tariikh, waa gabay la tiriyey wakhti soomaali oo dhan isugu tagtey babiinta beesha Isaaq. Haseyeesha wakhti badan baa dhaafey wakhtigaas, maantana beelahaas uu sheegey qaarkood waa la heshiiyay oo Jamhuuriyada Somalialnd ayaa la wada leeyahay, la wada difaacaya, si walaalnimo leh lagu wada noolyahay.

Leave a Reply