“Author Archive”

JIILKII KU 21 JIRSADAY SOMALILAND‏, By: Maxamed Ismail

JIILKII KU 21 JIRSADAY SOMALILAND‏, By: Maxamed Ismail

Bismilaahi raxmaani raxiim. Mahad naqa ugaar ah warbaahinta madaxa banaan iyo shaqaalahoodaba sida wanaagsan ee hufnaanata leh  ee ay ugu adeegaan dhamaan umad somaliland iyo somaliyaba meel walba oo ay joogaan. Tan iyo  intii somaliland ay ku dhawaaqday  gooni isutaaga qaranimada aynu maanta hadhsanayno , waxa laga joogaa oo ka sowareegtay 21 sanadood.   Mudadaa [...]

February 4 2012 | Posted in Articles | Read More »

HAMBALIYO MEHER WACAN SICIID XASAN SICIID Diiriye & KALTUUN XUSEEN CALI YUSUF

HAMBALIYO MEHER WACAN  SICIID XASAN SICIID Diiriye &  KALTUUN XUSEEN CALI YUSUF

  Aabo Ismaaciil Muuse  Seed Hooyo Caasha Xasan Jaamac Yuusuf Ismaaciil Muse Iyo Xaskiisa Siciid Ismaaciil Muuse Cabdiqaadir Ismaaciil Muuse Muuse Ismaaciil Muuse Axmed Ismaaciil Muuse Ifraax Ismaaciil Muuse Maxamud Aw Yuusuf Muxumed Saabiriin Maxamuud Yusuf Nasra Yusuf Ismaaciil Muuna Siciid Xasan Khadra Ismaaciil Muuse Nasra Ismaaciil Muuse Foosiya Ismaaciil Muuse Cabdi Yusuf Aar Yusuf [...]

February 4 2012 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »

Hambalyo Somaliland: Hadaad taladii haysaan, halna waa iga dardaaran! By M. Harun.

Hambalyo Somaliland: Hadaad taladii haysaan, halna waa iga dardaaran! By M. Harun.

“Intaydaan wax samaynin, salka xaajada eega!” Timacade, 1970!   Siyaasadu waa farsamada lagaga faaiidaysto fursadaha jira, hadaanay fursaduhu jirinna, waa farsamada fursadaha laftooda lagu abuuro! In dhawaydba waxa doodiisu taagnayd, oo waliba aad looga badbadiyay, shirka bishan ka dhici doona London ee waayaha Soomaalida looga hadlaayo! Shirkaas London dad badan oo Somaliland u dhashay, baa [...]

February 4 2012 | Posted in Articles | Read More »

Filasho Wacan: Wareysi Aad u Qiimo Badan oo Aanu La Yeellanay Maareeyaha Dekeda Berbera Cali Xoor Xoor oo Ka Waramaya Sababta Dib Loogu Soo Magacaabay Ha Moogaanin Goor Dhow

Filasho Wacan: Wareysi Aad u Qiimo Badan oo Aanu La Yeellanay Maareeyaha Dekeda Berbera Cali Xoor Xoor oo Ka Waramaya Sababta Dib Loogu Soo Magacaabay Ha Moogaanin Goor Dhow

HARGEYSA(OWN)- Dhageystayaasha qiimaha badan waxaanu goor dhow idiin soo deyn doonaa wareysi aad u muhiim ah oo aanu la yeellanay Maareeyaha dekeda Berbera Mudane Cali Cumar Maxamed ( Cali Xoor Xoor) oo aanu ka wareysanay arimo badan oo ku saabsan shaqada dekeda & hawlaha dekeda ka socday oo aad u badnaa, Maareeyaha ayaanu sidoo kalle [...]

February 4 2012 | Posted in News | Read More »

BARNAAMIJKII SILSILADA TAARIIKHDDA SOMALILAND ( QAYBTII 4AAD OO IN KA MAQNAYD LAGU DARAY).

BARNAAMIJKII SILSILADA TAARIIKHDDA SOMALILAND ( QAYBTII 4AAD OO IN KA MAQNAYD LAGU DARAY).

Hordhacii qoramadan 4aad:-   Dhamaan akhrista-yaasha shebekedan ku xidhan aan u soo gubi-nayaa aniga oo ah Abdi-Shotaly, in qaybta 4aad oo aan hore in ka mid ah idiinka soo gudbinay halkan, aan hadda iyadda oo isu dhan, oo in badan oo ka maqnayd, iyo kuwa markii hore ka soo bixi waayey, farsamo ciladeed awgeed ku [...]

February 4 2012 | Posted in News | Read More »

WACDARAHA ABWAANKA IYO MAHADHOOYINKII ABWAAN QORANE WACAYS (GABAY XOOG) IYO TIXDII “QUMANE” (QAAFIYADII WAA LAGA TAGIYO QURUXDII WEEDHAAYE, QARDAJEEXAN LOO MARINAYAA WUU QARIBAYAAYE)

WACDARAHA ABWAANKA IYO MAHADHOOYINKII ABWAAN QORANE WACAYS (GABAY XOOG) IYO TIXDII “QUMANE” (QAAFIYADII WAA LAGA TAGIYO QURUXDII WEEDHAAYE, QARDAJEEXAN LOO MARINAYAA WUU QARIBAYAAYE)

  Holland:(OWN) Barnaamijkeena Wacdaraha Abwaanka oo yaalaaba maalinta sabtida aanu ka baahino degelka Oodweynenews waxaynu maanta ku soo qaadan doonaa Tixda “Qumane” oo ka mid ah suugaanta Abwaan Qorane Wacays “Gabay Xoog”. Abwaanku wuxuu tixdan inagu hoga-tusaalaynaa sida wakhtigan Suugaantii quruxda badnayd loo bahdilayo. Wuxuu intaas ku ladhayaa martabada Hal-abuurnimadu in ay noqotay qalinkaagu yuu [...]

February 4 2012 | Posted in News | Read More »

SAWIRKA MAANTA. Hablo Arday Ah Oo Reer Afgaanistaan ah (Tirsiga 421)

SAWIRKA MAANTA. Hablo Arday Ah Oo Reer Afgaanistaan ah (Tirsiga 421)

Sawirka Maanta ay Mareegta Caalamiga ah ee Oodweynenews idiin soo gudbinayso,waa  sawir ku saabsan hablo arday ah oo reer afgaanistaan ah,iskuulkaa aad uga durugsan,markaa si aan loo dhibin waxay isku raacaan socod dheer oo saf ah , maxay idinla tahay xeRta SAWIR HADHSATO? . SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS

February 4 2012 | Posted in News | Read More »

Waar horta Buuhoodle iyo London iyamaa Hargeisa u dhow? By: Baxnaan xaaji aden

Waar horta Buuhoodle iyo London iyamaa Hargeisa u dhow? By: Baxnaan xaaji aden

  Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo dhaqankoodu mid maaha  Dhaliil la iskama qaato  DHafoor taabasho weeye  Dhibtana la iskuma eego.daily way kaftamaan . Hadana la isma dhegaysto.Dhoohanaad tahay waalan iyo adaa dhoocil ka liita warkoodaa ku dhamaadee .Kaalayoo bal dhegayso. DHaqane:Waar horta kaalay Buuhoodle iyo London iyamaa Hargeisa u dhow? DHaashane:Ban.Ma suaalbaa waxaasi .Waar [...]

February 4 2012 | Posted in Articles | Read More »

Hadimiyo Hantaaq: (Qaybtii 9aad -12aad) By: Boobe Yuusuf Ducaale

Hadimiyo Hantaaq: (Qaybtii 9aad -12aad) By: Boobe Yuusuf Ducaale

  Ma Qoraageennii weynaa ee Siciid Cismaan Keenadiid ayuu sixi kari waayay taariikhda uu xijaabtay? Sannaduhu miyay isugu jiraan nimanka qorayaasha laga yaabay sheeganaya? Lixda magac ee mahad-celintan ku qoran midna tilmaan lagama bixinayo. Waxa uugu daran ninka shanaad oo ah ama lagu qoray Aadan Buryar oo sax ku ah Bur-yar maa daama uu laba [...]

February 4 2012 | Posted in Articles | Read More »

Wanqasha Laanti Urur Siyaasadeedka Wadani Ee Wadanka Sweden oo maanta la daahfurey ama la aasaasay…

Wanqasha Laanti Urur Siyaasadeedka Wadani Ee Wadanka Sweden  oo maanta la daahfurey ama la aasaasay…

Shalay oo taariikhdu tahay 3.2.2012 ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Stockholm ee Wadanka Sweden xaflad si aad ah looso agaasimay, laguna daah furayey laanti urur siyaasadeedka wadani Ee Wadanka Sweden, sidoo kale laguna doortay Gudidi umatali lahayd wadankan Ururka Wadani. Xafladan oo ay soo agaasimeen xubnaha aasaasayaasha Laantan oo ay ugu horeeyeen, gudoomiyaha loo doortay [...]

February 4 2012 | Posted in News | Read More »