“Author Archive”

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Waxbarashada Iyo Todobaadkan

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Waxbarashada Iyo Todobaadkan

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijkii waxbarashada ayaa  Idanka Imanaya Studiyaha Oodweynenews ee Magaalada Hargaysa, waxaana inoosoo diyaariyey Khadar Yoonis ee dhagaysi wacan. HALKAN  KA DHAGAYSO Oodweynenews.com/Hargeysa Office

May 26 2013 | Posted in News | Read More »

Halkan Ka Daawo:Shirkada Korontada KAAH Burco oo Korontadeedii Gaadhsiisay Xaafada Koosaar iyo Munaasibadii Furitaan

ka

May 26 2013 | Posted in News | Read More »

XASAN GURGUURATO WAA DHIDAR ONKOD KICIYEY. By: Bashe Qulunbe

XASAN GURGUURATO WAA DHIDAR ONKOD KICIYEY. By: Bashe Qulunbe

Asalaamu calaykum Bahalka dhidarka la yidhaahdaa waxaa la yidhi waa waraabe nasakhan, hadaad u fiirsatid hal ku dhigyada iyo maah maahda lala xidhiidhiyana waxaad ka fahmaysaa in mooganaan, qaflad iyo meel xun joog inuu yahay had iyo goor lala xidhiidhiyo.  Sida, 1. Dhidar onkod kiciyey 2. Dhidar xabaalo qodaa qudhun buu uuga dhaadhacaa iyo IWM [...]

May 26 2013 | Posted in Articles | Read More »

Heesta Nasashada: Heestii URUGO Iyo Fanaanka Maxamed Siciid BK

May 26 2013 | Posted in News | Read More »

SAWIRKA MAANTA. Qurux Waynaa ..

SAWIRKA MAANTA. Qurux Waynaa ..

Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews, Sawirkan bal si wanaagsan u eeg, indhahaaga ayuu Dawo uyahaye, daawo quruxda dalkaaga. SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS

May 26 2013 | Posted in News | Read More »

FADLAN ILMAHAN YAR ILAAHAY DARTII U CAAWIYA

FADLAN ILMAHAN YAR ILAAHAY DARTII U CAAWIYA

Fadlan ilaahay dadtii u caawi ilmahanyar.,, nimco kharad suudi waa 7 jid , ma kacdo mahadasho  dhakhtarada dalka kuyaalaa waxba way ka qaban waayeen,  qofkasta oo , nimco yar caawinaya oo ilaahay dartii u caawinaya   khayr buu ka helayaa. waalid kastaa wuxuu jecel yahay ilmo caafimaad qaba,  nimco waxaa yaha ayaydeed iyo hooyadeed waxy ku [...]

May 25 2013 | Posted in Articles | Read More »

WAXAANU CANBAAREYNAYNAA MADAXWEYNAHA DAWLAD DEGAANKA KILILKA SHANAAD

WAXAANU CANBAAREYNAYNAA MADAXWEYNAHA DAWLAD DEGAANKA KILILKA SHANAAD

Hadaanu nahay gudida beesha ciidagale ee UK waxaanu si aad uculus u canbaareynaynaa Madaxweynaha Ina ilay oo colaad kawada degaamada beelaha ciidagale iyo ogaadeen. kaasoo doonaya inuu beesha ciidagale ka riixo degaankii AWAARE iyo YOOCAALE ee ay weligood deganaayeen, abaabulayana inuu dhiso tuulooyin cusub oo ah badhtamaha degaanka ciidagale si uu ugu beero beeshiisa. Waxaanu ugu baaqaynaa inay [...]

May 25 2013 | Posted in Articles | Read More »

Qormadii 6aad iyo Xukuumadii Siilaanyo oo ku dan-beysey Siman- Silan- Sidkan oo Sugan (SSSS)

Qormadii 6aad iyo Xukuumadii Siilaanyo oo ku dan-beysey Siman- Silan- Sidkan oo Sugan (SSSS)

Miisaaniyada faraha badan ee la soo Odorasey sanadkan iyo sida loo soo diyaariyeyba waxa la fahmi karaa  marka la arko Xukuumad Mijo iyo Madax-kala-leh oo hir-gelineysa Himilooyinkii Guud ee Horumarka Qaranka, taas oo loo baahnaa in ay ku-foognaato oo ku-foojignaato maareynta Habsami-usocodkii Hawlihii ummadda ee loo-igmadey.laakiin nasiibdaro taasi may dhicin, Sidaa  daraadeed  Hadaan in yar [...]

May 25 2013 | Posted in Articles | Read More »

M/weyne Xasan sh. Maxamuud waxa uurku qarsanayey ayaa afkaagu hayn kariwaayey,

M/weyne Xasan sh. Maxamuud waxa uurku qarsanayey ayaa afkaagu hayn kariwaayey,

Masuuliyiinta ugu sareeya dawlada fadaraalka ee awoodeeda maamul iska liidato  ee dalka somaliya ayaa isu muujiyey kuwo Afkooda colaad ku abuuranaya wakhti ay  ku haboonayd  in ay af iyo adin qaboob kula macaamilaan cida ay maamula isleeyihiin iyo inta jaarnimada ay wadaagaanba,ee danta iyo duruufa waayuhu ka dhexeeyaan,inkastoo ayna lahaynba awood afka dhaafsiisan,laakiin maahmaah somaliyeed [...]

May 25 2013 | Posted in Articles | Read More »

Maansada: HAL AQOON. By: Bashiir M. Xersi

Maansada: HAL AQOON. By: Bashiir M. Xersi

Beryahan burburka Soomaali dhan walba ka gaaray, waxaa afduub ku qabsaday niman loo baxshay ama la baxay AQOON YAHANNO. Eray ahaan Maadaama AQOON YAHAN uu aad u dhumuc iyo mug weyn yahay, tilmaamayana qof AQOON badan ama baaxad leh koobay. Sida eraga AFTAHAN, NABADDOON ama ABWAAN ay u tilmaamayaan sifooyin milga leh, oo aan qof [...]

May 25 2013 | Posted in Articles | Read More »