Kampala (OWN), Aniga ku hadlaaya magaca gudida iyo ka gudoomiye ee xisbiga waddani ee Uganda waxaan halkan hamablyo uga dirayaa dhamaan shacabiga Somaliland sanad guurada 22aad ka soo wareegatay maalintii Somaliland ku dhawaaqday in ay xoriyadeedii lixdankii ka lunta ay dib ula soo noqtay . Waxaan si gaar ugu hamabayay nayaa ciidamada qalabka sida iyo [...]









