Home » Arimaha Bulshada
You are browsing entries filed in “Arimaha Bulshada”
Waxaan mudooyinkan u badan hadalka umada soomaalida waxyaabaha ay is waydiinayaan faalaynta iyo falanqaynta qorshaha cusub ee (Roadmapka) la yaab maleh waxaan soo marnay marxalado badan . Qorshayaal iyo ajandayaal badan oo ujeedo badan ah mid waliba wacyigiisa iyo waqtigiisa lahaa waxaan soo marnay sheekooyin badan oo taxane ahaa oo aan maalin walba waxaa lay noo keenayaa eray cusub oo macno cusub wata sanadkan waxaan aad [...]
December 15 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, Articles | Read More »
Ma weyna oo afartan ma gaadhin; mana yara oo saddon waa dhaafay. Ma guursan oo gabadh xalaala waligii kama soo ag toosin; mana gaabsan oo mid xaaraana gidaar kuma luf-lufin. Xoolo gabadh loogu geed fadhiisto ma laha; xeelad lagu soo guri galiyana haba sheegin; xoogse toban lagu qabo waa leeyahay. Waa qaadaa ma dharge quutal daruurigiisa ka [...]
December 11 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, Articles | Read More »
Hargeysa (OWN)- Waxay ahayd 18-kii bishan November, markii Guddiga Wanaag-farista iyo xumaan-reebista Somaliland ay soo bandhigtay qorshe cusub oo lagu xakamaynayo qarashaadka faraha badan ee ku baxa hawlaha kala duwan ee guurka iyo dhalinyarada is-guursanaysa. Tallaabadan ay ku dhaqaaqeen guddiga wanaag-faristu ayaa ka dhalatay daraasad ay sameeyeen kuna ogaanayeen qarashaadka ku baxa guurka, iyagoo shacabka [...]
November 23 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, Community, News | Read More »
Waxaad ka qayb qaadataa ood u codaysaa Fanaanka aad aragto inuu sanadkan 2011 dadaal dheer muujiyay waxaanan halkan hoose aan soo xulay qaar ka mid ah Fanaaniinta ku nool UK oo kaliya oo loogu tala galay . Xafladan UK Somali Achievement Awards 2011 oo sanadkasta soo Qaban Qaabiya HAYA waxana la qaban doonaa bisha Dicembar [...]
November 18 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, News | Read More »
November 1 2011 | Posted in Arimaha Bulshada | Read More »
October 14 2011 | Posted in Arimaha Bulshada | Read More »
Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbin doonnaa qaybtii 1aad ee qormooyin taxane ah oo ku saabsan xilliyada iyo xiddigiska Soomaalida, isla markaana aanu ka soo dheegnnay buug uu qoray Maxamed Axmed Beddel, oo ah macallin dugsiyada sare ee Somaliland ka dhiga afka suugaanta Soomaalida. Waxaana qormada koobaad ku bilaabmaysaa sidan: Magacyadda Bilaha Xili-roobaadka. [...]
August 20 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, News | Read More »
Nairobi(OWN) Xaalad bini'aadamnimo oo aad u khatar badan ayaan laga soo sheegayaa qaarada Africa gaar ahaan dalalka Geeska africa ee ay ka midka yihiin Somalia , Ethiopia , Kenya iyo Jibouti sida ay qaramada midoobey sheegeysana waxa ay abaartani saameysey 11.5 million oo qof oo ku nool dalalka Geesta africa iyadoo dhibaatada ugu weyni ay [...]
August 3 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, Community, News | Read More »
Dhagdheerta casrigan oon cidiba ogayn! [ Halkan Ka Akhriso Warbixintaas oo ku qoran pdf ] Dhakhtaro Ethiopian ah qalliin ku jira (bidix) Xubin Kelli iib ah (midig) Cabdinaasir Aadan Dhuxul * waa muwaadin ku nool caasimadda JSL ee Hargeysa, dabayaaqadii sannadkii 2010 ayyaa Qaddar Alle dartii waxa qabtay xanuun kaasoo ka haleelay Uurka-Jirta [...]
July 12 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, Community, News | Read More »
FAALO:Waxa aan jecelahay inaan halkan kaga hadalo mawduuc aan idiin soo diyaariyey anigoo ah Barkhad Cabdillahi Maxamed ahna wariyaha OODWEYNENEWS ee dalka (sweden) waana mawduuc runtii muhiim u ah nolosha qofka bini,aadmiga ah kaasoo ciwaankiisu yahay (sidee baad nasiibkaaga gacantaada ugu sameysan kartaa). Waxaa laga yaabaa in dad badan oo inaga mida ay u haystaan inay jiraan dad nasiib fiican ama guuleystay iyo qaar aan nasiib fiicnayn oo guul dareystay hadaba hadii aad tahay kuwa guuleystay waxaa laga yaabaa
July 7 2011 | Posted in Arimaha Bulshada | Read More »