Home » Arimaha Bulshada You are browsing entries filed in “Arimaha Bulshada”

Daawo Waraysi Xiiso Xambaaran Oo Aanu La Yeelanay Fanaanadda Binti Cumar Gacal Oo Ku Naafawday Dagaaladii Muqdisho

May 15 2013 | Posted in Arimaha Bulshada | Read More »

Falanqaynta Webka: Garawshiyo Mise Godob?

Falanqaynta Webka: Garawshiyo Mise Godob?

Hargeysa (OWN)- Inta badan dadku waxay dhibsanayaan gardaradiisa, meel-ka-dhacyadiisa iyo khaladaadkiisa isdaba joogga ah. Wuxuu ka arradan yahay degenaanshaha iyo ka fiirsashada wax yaabaha qarribaya hab-dhaqanka suubban ee suurtagelinaya wada noolaanshaha bulshada. Waa qof mar kasta ku jira dirir iyo difaac. Dulqaadkiisa iyo cadhadiisu way kala awood badan yahiin oo waxa mar kasta hogaaminaya dulqaad [...]

May 14 2013 | Posted in Arimaha Bulshada, Community, News | Read More »

Halkan Ka Dhagayso Warbixin Ku Saabsan Dhibaatada Ay Tahriibayaasha Soomaalidu kala Kulmaan Dalka Liibiya

Halkan Ka Dhagayso Warbixin Ku Saabsan Dhibaatada Ay Tahriibayaasha Soomaalidu kala Kulmaan Dalka Liibiya

Hargeysa (OWN)- Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa warbixin aad u xiiso leh oo ku saabsan dhibaatada ay Soomaalidu kala kulmaan dalka Liibiya, warbixintan oo ah mid aadu xiiso leh waxa diyaariyey Weriye Aadam Shardi  oo ka tirsan warbaahinta free Press Unlimited ee  dhagaysi habboon.  [Audio clip: view full post to listen]   Oodweynenews.com,Hargeysa Office

May 14 2013 | Posted in Arimaha Bulshada, Community, News | Read More »

Hees Cusub HOOYO Uu Soo Saaray Fanaanka Codka Macaan Ee Maxamed Ciro

Hees Cusub HOOYO Uu Soo Saaray   Fanaanka Codka Macaan Ee Maxamed Ciro

Waah Waah,   Dhageystayaasha qiimaha badan  waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub uu soo saaray   fanaanka codka dahabiga leh ee  Maxamed Axmed  Bakaal Ciro ,  Heestan oo ah mid aad u macaan magaceeduna uu yahay HOOYO.   Waana  Ereyadii  Iyo  Laxankii   Axmed Cabdilaahi Axda, Codkii  macaanaa ee Maxamed Axmed  Bakaal Ciro  , Iyo  Muusigii [...]

May 11 2013 | Posted in Arimaha Bulshada, Community, News | Read More »

Hees (Oodweyne Wacanaa) Abwaan Moholin.

Hees (Oodweyne Wacanaa) Abwaan Moholin.

5 / 13 Hees  oodweyne  news ====  ====  =====  =====   ====== Webka  hore  usocodkee Lawalaala shacabkee Tebinaaya wararkiyo Wax yaabaha  dhacaayana Siday tahay  uweriyee Oodweyne  wacanaa . Webka  hore  usocodkee Waaxyaha  adduunyada Dhacda dooda  ugu  weyn Laga  wehe shaduu yee Haku  waaro  nabaddee Oodweyne  wacanaa . Webka  hora  usocodkee Xorta  loo  wakiishee Cid  kastaa  hawada tee [...]

May 8 2013 | Posted in Arimaha Bulshada, Articles | Read More »

Hees Cusub XURMO Uu Soo Saaray Fanaanka Codka Dahabiga Leh Ee Cabdulqadir AJ

Hees Cusub XURMO Uu Soo Saaray  Fanaanka Codka Dahabiga Leh Ee Cabdulqadir AJ

WAAH-WAAH. Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa hees cusub uu soo saaray Fanaanka   codka dahabiga leh ee Cabdulqadir AJ,   heestan  oo lagu magacaabo XURMO.  Waana   Erayadii Axmed Xaaji Xasan  iyo Laxankii  Maxamed Cabdiraxmaan Axmed , Muusigii Qaasim  Karaama  iyo  isku-dubaridkii iyo soo saaristii Karaama Studio  London,  ee dhagaysi wanaagsan : - AMA HALKAN KA DHAGAYSO.

May 3 2013 | Posted in Arimaha Bulshada, Community, News | Read More »

Abwaanka Sanadka Maxamuud Koofiyo oo Soo Saaray Hees Cusub oo Lagu Magacaabo (Baby Gacanta ii Dhiib) Waa Codkii Fanaanka Fuad Ali Abdala

Abwaanka Sanadka Maxamuud Koofiyo oo Soo Saaray Hees Cusub oo Lagu Magacaabo (Baby Gacanta ii Dhiib) Waa Codkii Fanaanka Fuad Ali Abdala

Dhageystayaasha qiimaha badan waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa hees aad u macaan oo cusub oo uu sameeyey Abwaanka Qarniga waa Abwaan Maxamuud Xuseen Nuur (Koofiyo), Heestan waxaa codkiisa macaan inagusoo gaadhsiinayaa Fanaanka Fuad Ali Abdala waxa laxankii mustafe dafle & musikadii  isla mustafe, Dhageysi Haboon:-  HALKAN KA DHAGEYSO   Aabwaan Koofiyo

April 28 2013 | Posted in Arimaha Bulshada, Community, News | Read More »

Hees Cusub MALAB Oo Jacayl Ah Uu Soo Saareen Fanaanka Codka Macaan Ee Faysal Maxamed C/laahi (Faysal Yare)

Hees Cusub MALAB  Oo Jacayl Ah  Uu Soo  Saareen Fanaanka Codka Macaan Ee Faysal Maxamed C/laahi (Faysal Yare)

WAAH WAAH, Heestan cusub oo ah hees    jacaylka   ah waxaa ku  fara yaraystay  fanaanka  codka Halaasiga ah ee  Faysal Maxamed C/laahi (Faysal Yare) ,  Heestan cusub ee aadka u macaan ee la yidhaahdo MALAB .   Waana Erayadii Abwaan Amiir Khaalid, Laxankii Aadan Xuseen Karoone, le iyo Muusigii  Subxaanyo , ee ku soo dhawaada [...]

April 26 2013 | Posted in Arimaha Bulshada, Community, News | Read More »

Farshaxanka Amiin Caamir Oo Magac Cusub Loo Bixiyey ( Amiir Caantayn )

Farshaxanka Amiin Caamir Oo Magac Cusub Loo Bixiyey ( Amiir Caantayn )

 Waxaa maalmahan laysla dhexmarayaa in ay dadweynaha reer Somaliland ay farshaxanka loo yaqaan Amiin Caamir ubixiyeen magac cusub oo la yidhaahdo Amiir Caantayn.   Qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada hargeysa ayaa sheegay in sababta magacan loogu bixiyey Farshaxankan ay tahay inuu sawirkiisa ku xidhan yahay marba qofkii lacag yar ama Caantayn u dhiiba si uu [...]

April 25 2013 | Posted in Arimaha Bulshada, Community, News | Read More »

Halkan Ka Daawo Waraysigii Aanu La Yeelanay Fanaanadda Rahma Rose (Qaybtii 2aad)

April 11 2013 | Posted in Arimaha Bulshada, Community, News | Read More »