Home » Arimaha Bulshada You are browsing entries filed in “Arimaha Bulshada”

Qormooyin Taxane Ah Oo Ku Saabsan: Xilliyada Iyo Xiddigiska Soomaalida

Qormooyin Taxane Ah Oo Ku Saabsan: Xilliyada Iyo Xiddigiska Soomaalida

Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbin doonnaa qaybtii 1aad ee qormooyin taxane ah oo ku saabsan xilliyada iyo xiddigiska Soomaalida, isla markaana aanu ka soo dheegnnay buug uu qoray Maxamed Axmed Beddel, oo ah macallin dugsiyada sare ee Somaliland ka dhiga afka  suugaanta Soomaalida.  Waxaana qormada koobaad ku bilaabmaysaa sidan: Magacyadda Bilaha Xili-roobaadka. [...]

August 20 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, News | Read More »

Taariikhda Casriga Ah Ee Qaarrada Africa Iyo Masiibada Bini’aadamnimo Ee Ku Dhufatey Somaliya.

Taariikhda Casriga Ah Ee Qaarrada Africa Iyo Masiibada Bini’aadamnimo Ee Ku Dhufatey Somaliya.

Nairobi(OWN) Xaalad bini'aadamnimo oo aad u khatar badan ayaan laga soo sheegayaa qaarada Africa gaar ahaan dalalka Geeska africa ee ay ka midka yihiin Somalia , Ethiopia , Kenya iyo Jibouti sida ay qaramada midoobey sheegeysana waxa ay abaartani saameysey 11.5 million oo qof oo ku nool dalalka Geesta africa iyadoo dhibaatada ugu weyni ay [...]

August 3 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, Community, News | Read More »

Warbixin Gaar ah: Xubnaha Jidhka Reer Somaliland oo lagula baxo Dhakhtarada Ethiopia!

Warbixin Gaar ah: Xubnaha Jidhka Reer Somaliland oo lagula baxo Dhakhtarada Ethiopia!

    Dhagdheerta casrigan oon cidiba ogayn!   [ Halkan Ka Akhriso Warbixintaas oo ku qoran pdf  ] Dhakhtaro Ethiopian ah qalliin ku jira (bidix) Xubin Kelli iib ah (midig)   Cabdinaasir Aadan Dhuxul * waa muwaadin ku nool caasimadda JSL ee Hargeysa, dabayaaqadii sannadkii 2010 ayyaa Qaddar Alle dartii waxa qabtay xanuun kaasoo ka haleelay Uurka-Jirta [...]

July 12 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, Community, News | Read More »

FAALLO: Sidee Baad Nasiibkaaga Gacantaada Ugu Sameysan Kartaa & Wariye: Barkhad Cabdillaahi Maxamed

FAALLO: Sidee Baad Nasiibkaaga Gacantaada Ugu Sameysan Kartaa & Wariye: Barkhad Cabdillaahi Maxamed

FAALO:Waxa aan jecelahay inaan halkan kaga hadalo mawduuc aan idiin soo diyaariyey anigoo ah Barkhad Cabdillahi Maxamed ahna wariyaha OODWEYNENEWS ee dalka (sweden) waana mawduuc runtii muhiim u ah nolosha qofka bini,aadmiga ah kaasoo ciwaankiisu yahay (sidee baad nasiibkaaga gacantaada ugu sameysan kartaa). Waxaa laga yaabaa in dad badan oo inaga mida ay u haystaan inay jiraan dad nasiib fiican ama guuleystay iyo qaar aan nasiib fiicnayn oo guul dareystay hadaba hadii aad tahay kuwa guuleystay waxaa laga yaabaa

July 7 2011 | Posted in Arimaha Bulshada | Read More »

FAALLO: Sideebey Gabadhu u Dooran Kartaa Ninka Fiican Ee Munaasibka Ah & Wariye: Barkhad Cabdillaahi Maxamed

FAALLO: Sideebey Gabadhu u Dooran Kartaa Ninka Fiican Ee Munaasibka Ah & Wariye: Barkhad Cabdillaahi Maxamed

Faaladan oo aynu kaga hadlayno sida ay habluhu u dooran karaan ninka munaasibka ku ah inay guursadaan ayaa waxaa jirta in hablaha qaarkood ay in badan ka fakaraan ninka ay dooran lahayd iyo caynka uu noqonayo, iyadoo ay hablahaasi ka baqaan in ninkaa ay kaga soo baxaan hadhow calaamado ayna u dul qaadan karin oo ay ka mid yihiin (Beenta,Bakhaylnimada & khiyaanada),

July 7 2011 | Posted in Arimaha Bulshada | Read More »

Halkan Ka Daawada Sawiro Ku Saabsan Xafladii Xuska 26-ka June Ee Xalay Lagu Qabtay Madaxtooyada Somaliland

Halkan Ka Daawada Sawiro Ku Saabsan Xafladii Xuska 26-ka June Ee Xalay Lagu Qabtay Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa sawiro ku saabsan xafladii xalay lagu qabtay madaxtooyada Somaliland ee lagu xusayay sannad-guurada 51-aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland xornimadeeda ka qaaday gumaystihii Ingiriiska ee 26-kii June sannadkii 1960. Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse [Heersare] cabdiheersare01@hotmail.com, heersare2009@gmail.com Oodweynenews.com/Hargeysa Office

June 27 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, News | Read More »

OWN: Halkan Ka Dhegaysta Riwaayadii Caawa Lagu Soo Bandhigay Madaxtooyada Somaliland Ee Lagu Xusayay Sannad-guurada 51-aad Ee 26-ka June

OWN: Halkan Ka Dhegaysta Riwaayadii Caawa Lagu Soo Bandhigay Madaxtooyada Somaliland Ee Lagu Xusayay Sannad-guurada 51-aad Ee 26-ka June

Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa riwaayadii caawa lagu xusayay sannad-guurada 51-aad ee ka soo wareegtay 26-kii June 1960-kii ee lagu soo bandhigay madaxtooyada Somaliland, waana riwaayad ay soo bandhigeen fannaaniinta Qaranka Somaliland. [Audio clip: view full post to listen] Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse [Heersare] cabdiheersare01@hotmail.com,      heersare2009@gmail.com Oodweynenews.com/Hargeysa Office

June 26 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, Community, News | Read More »

Todobaadka Qur’aanka Oo Caawa Galay Hebeenkii lixaad: Wax Ka Barta Culuum-al-qur’aan Iyo Sheekh Faysal Cali Faarax Oo Si Weyn Ugaga Hadlaya Muxaadiradan

Todobaadka Qur’aanka Oo Caawa Galay Hebeenkii lixaad: Wax Ka Barta Culuum-al-qur’aan Iyo Sheekh Faysal Cali Faarax Oo Si Weyn Ugaga Hadlaya Muxaadiradan

Hargeysa (OWN)- Todobaadka Qur’aanka oo galay habeenkii lixaad, ayaa waxa aanu halkan idiinku soo gudbin doonaa muxaadiro aad u qiimo badan oo Sheekh Faysal Cali Faarax oo ka tirsan culimada Somaliland ee ku nool magaalada Burco uu caawa ka jeediyey Masjid Cali Mataan ee Hargeysa, taas oo uu kaga hadlay Culuum-al-qur’aan.    [Audio clip: view full [...]

June 14 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, Community, News | Read More »

Todobaadka Qur’aanka Oo Galay Habeenkii 5-aad Iyo Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo Caawa Soo Bandhigay Muxaadiro Si Mug Leh Uga Hadlaysay Ujeedooyinka Ilaahay Qur’aanka U Soo Dejiyey

Todobaadka Qur’aanka Oo Galay Habeenkii 5-aad Iyo Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo Caawa Soo Bandhigay Muxaadiro Si Mug Leh Uga Hadlaysay Ujeedooyinka Ilaahay Qur’aanka U Soo Dejiyey

Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa muxaadiro uu Sheekh Maxamed Cumar Dirir uu caawa ka jeediyey Todobaadka Qur’aanka ee ka socda Masjid Cali Mataan ee Hargeysa kuna saabsan ujeedooyinka [Maqaasidda] uu ilaahay qur’aanka u soo dijiyey. [Audio clip: view full post to listen]   MASJID CALI MATAAN: Masaajidka uu ka socdo Todobaadka Qur’aanku. [...]

June 13 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, Community, News | Read More »

OWN: Halkan Ka Dhegaysta Sheekh Maxamed Aadan Oo Xalay Todobaadka Qur’aanka Ka Jeediyey Muxaadiro Ku Saabsan Weenaynta Kibtaabkaa Ilaahay, Ilaalintiisa Iyo Ku-camal-falkiisa

OWN: Halkan Ka Dhegaysta Sheekh Maxamed Aadan Oo Xalay Todobaadka Qur’aanka Ka Jeediyey Muxaadiro Ku Saabsan Weenaynta Kibtaabkaa Ilaahay, Ilaalintiisa Iyo Ku-camal-falkiisa

Hargeysa (OWN)- Waxa aad si fiican u dhegaysan doontaan Sheekh Maxamed Adan oo xalay muxaadiro aad u qiimo badan ka jeediyey todobaadka Qur’aanka. Kagana hadlay ilaalinta, weenaynta kibtaabka ilaahay iyo ku-camal-falka qur’aanka. [Audio clip: view full post to listen] Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse [Heersare] cabdiheersare01@hotmail.com,      heersare2009@gmail.com Oodweynenews.com/Hargeysa Office

June 11 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, Community, Media, News | Read More »