Home » Articles You are browsing entries filed in “Articles”

TACSI Commissioner Abdifatah Ibrahim Sh oo aabihii xalay ku geeriyooday magaalada Hargeisa.

TACSI Commissioner Abdifatah Ibrahim Sh oo aabihii xalay ku geeriyooday magaalada Hargeisa.

INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN   Aniga iyo qoyskayguba waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Commissioner Abdifatah Ibrahim Sh oo aabihii xalay ku geeriyooday magaalada Hargeisa. Waxaanu marxuunka Illaahay uga baryaynaa inuu dambigiisa dhaafo, Janadii Fardawsana ka waraabiyo, qaraabadii iyo eheladiina Samir iyo iimaan ka siiyo. Amiin   Eng. Abdillahi Hassan Amay Xubin Gudida [...]

May 17 2012 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

XUS OO XUSUUNAW 18 MAY, By: Farxaan Maxammed Jaamac (Dawlad)

XUS OO XUSUUNAW 18 MAY, By: Farxaan Maxammed Jaamac (Dawlad)

Waxa Salaan mahadnaq iyo hambalyba mudan shacabka Somaliland garaar ahaan mujaahidiinta iyo ciidanka qaranka oo hadh iyo habeenba u heelan difaacida danta maatida ee duudaha iyo dhaxanta iyo kulaylkaba ugujira oo ciidankiinan hada iyo kuwii idinka horeeyey u usoo shahiidayba ay ku faanayaan qadiyada ,jiritaanka iyo madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland kadib ilduufkii lixdamaadkii ee aynu cadaawaha [...]

May 17 2012 | Posted in Articles | Read More »

Mas,uuliyiinta Xisbiga UCID & Taageerayaashooda oo Tacsi u Diraya C/fataax Ibraahin Sh oo Aabi Geeriyood

Mas,uuliyiinta Xisbiga UCID & Taageerayaashooda oo Tacsi u Diraya C/fataax Ibraahin Sh oo Aabi Geeriyood

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga, Guddida Fulinta, Xubnaha G/Dhexe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay tacsi u dirayaan Xubinta KMQ ee Xisbiga C/fataax Ibraahin Sh oo ay ka tacsiyaynayaan, geerida ku timi Aabihii marxuum Ibraahim Sh oo habeenkii xalay ku geeriyooday Magaaladan Hargeisa

May 17 2012 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

alaah swt dawladeena ha garansiiyo xaqa diinta,dadka iyo dalku ay ku leeyihiin intaaney dil ku kicin, By: Cabdiqani Diiriye

alaah swt dawladeena ha garansiiyo xaqa diinta,dadka iyo dalku ay ku leeyihiin intaaney dil ku kicin, By: Cabdiqani Diiriye

aslaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu alaah swt ayaa mahad oo dhan iska leh,nabadgelyo iyo naxariisi nebigeenii muxamed ahaa scw korkiisa ha ahaato, nebigeenu scw wuxuu yidhi hadalka waxaa ugu kheyr badan kiisa yar ee la.a fahmi og yahay, waxaa wadankeena shalay ka dhacay dhiilo waxyeelo ugu filan somaliland iyo inta calankeeda tawxiidku ku xardhan yahay hadhsata. [...]

May 17 2012 | Posted in Articles | Read More »

Allow sahal amuuraha adaa noo aqoonle‏, By: Mustafe C/lahi Cumar Leedo

Allow sahal amuuraha adaa noo aqoonle‏, By: Mustafe C/lahi Cumar Leedo

Run ahaanti faalo malaha waxa Hargaysa ka dhacay, waa kugu dhimay oo kaa dhimay kii dhintaba waa ani. Waxaan aad uga xumahay sida foosha xun ee wax u dhaceen, intii dhimatay illahay  ha u naxariisto, inta dhawaca ahna illahay haw sahlo, intii laga dhintayna samir iyo imaan iyo cawil khayr qaba ayaan illahay uga baryaa.   [...]

May 17 2012 | Posted in Articles | Read More »

waa maxay sababta dilka loogu qaaday maxaabiista hargeysa ee dilka loogu qaadi waayay kuwii kalshaale ee qaran dumiska ahaa? , By: Aadan axmed nuur

waa maxay sababta dilka loogu qaaday maxaabiista hargeysa ee dilka loogu qaadi waayay kuwii kalshaale ee qaran dumiska ahaa? , By: Aadan axmed nuur

marka ugu horaysa waxa layidhaah muwaadin u dhashay somaliland ma aha qabiil iyo deegan gaara waa qof kasta oo asal ahaan ka soo jeeda intii laysku odhan jiray somaliland waqtigii ingiriisku dalka xukumi jiray kaas oo dhamaan gumaystihii yurub sameeyey xuduudo cayiman oo dal kastaa leeyahay taas oo ay markii ay somaliland xornimada qaadatay kula midowday [...]

May 17 2012 | Posted in Articles | Read More »

US policy Somalia

US policy Somalia

Remarks by Ambassador Susan E Rice US Permanent Representative to the United Nations, at a Security Council Briefing on Somalia, May 15, 2012   Susan E. Rice U.S. Permanent Representative to the United Nations U.S. Mission to the United Nations New York, NY May 15, 2012   AS DELIVERED Thank you, Mr. President, thank you, [...]

May 16 2012 | Posted in Articles | Read More »

Tacsi: Marxuum Ibrahim Sheikh Hassan

Tacsi:  Marxuum Ibrahim Sheikh Hassan

الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ ﴿١٥٦﴾ أُولَٰئِكَعَلَيْهِمْ صَلَوَاتٌ مِّن رَّبِّهِمْ وَرَحْمَةٌ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُهْتَدُونَ Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Ibrahim Sheikh Hassan oo goor dhaweyd ku geeriyooday Hargeisa 16/05/2012. Waxan Tacsidan aan u dirayaa Qoyskii gaar ahaan Eng. Abdi fatah Ibrahim Sheikh, Ehelkii iyo dhammaan Beesha uu ka baxay, waxanan Illaahay [...]

May 16 2012 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

Hambalyo wacan: CABDIRISAAQ XAAJI IBRAAHIM iyo boqorada WARDA CABDIRAXMAAN XASAN

Hambalyo wacan: CABDIRISAAQ XAAJI IBRAAHIM iyo boqorada WARDA CABDIRAXMAAN XASAN

hadaanu nahay jaaliyada somaliland ee france waxaanu hambalyo iyo boogaadin u diraynaa meherka boqorka CABDIRISAAQ XAAJI IBRAAHIM iyo boqorada WARDA CABDIRAXMAAN XASAN  oo maanta o ay taariikhdu tahay  16/05/2012  uu ka dhacay  magaalada hargeysa gaar ahaan hotel SHIRAAQLE  waxaanu ilaahay uga baryeynaa inuu ilaahay ka dhigo reerkii barwaaqaysta e ubad khayr qaba kala hela kana [...]

May 16 2012 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »

Hambalyo meher: MUDANE ABDIRISAAQ XAAJI IBRAAHIM IYO MARWADIISA WARDA ABDIRAHMAN HASSAN

Hambalyo meher: MUDANE ABDIRISAAQ XAAJI IBRAAHIM IYO MARWADIISA WARDA ABDIRAHMAN HASSAN

MAANTA OO AY TAARIIKHDU TAHAY 16/5/2012 ANAGOO AH DADKAN HOOSKU QORAN AH WAXAAN HAMBALYO IYO BAGAADIN  U DIRAYNAA MUDANE ABDIRISAAQ XAAJI IBRAAHIM IYO MARWADIISA WARDA ABDIRAHMAN HASSAN OO MEHERKOODU KA DHACAY MAGALADA HARGAYSA  GAAR AHAAN HOTEL SHIRAAQLE .   1.ABDIRAHIM MAHAMED ABDI IYO XAASKAYGA CANAB ADAN SALAYMAN IYO WIILKAYGA SUDAYSI ABDIRAHIM MAHAMED 2.MAHAMED YUFUF FARAX [...]

May 16 2012 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »