Home » Articles You are browsing entries filed in “Articles”

sheekh shariif oo meel walba lataagan somaliland way ku guul daraysatay gooni isutaaga iyo siilanyo oo weli hunguri kaqaba wadahadal dhexmara! By: aadan axmed nuur

sheekh shariif oo meel walba lataagan somaliland way ku guul daraysatay gooni isutaaga iyo siilanyo oo weli hunguri kaqaba wadahadal dhexmara!  By:  aadan axmed nuur

 tan iyo intii uu dhacay kulankii lagu qabtay magaalada London ee 23 dii bishii labaad kaas oo ujeedadiisu ahaa in somaliya lagaga saaro kumeelgaadhka ayaa waxaa kamid ahaa qodobada laga soo saaray shirkaa qodobka lixaad oo odhanaayey waa inay wada hadlaan dowlada kumeelgadhka somaliya TFG iyo dowlada somaliland si ay dhinaca siyaasada isfaham uga gaadhaan oo [...]

May 16 2012 | Posted in Articles | Read More »

Gabaygii 19AAd “Dhuug” : ee Silsiladda Sallaamaley

Gabaygii 19AAd  “Dhuug” : ee Silsiladda Sallaamaley

  Gabaygan sidda aad ka arki doontaa  waxaan kaga hadlayaa Fekerkayga ku saabsan Doodii u dhaxaysay  labada dhinac  ee Somalia iyo Somaliland  oo dood suugaaneed  uu daah furay Abwaan  Xasan  Faarax Abiib (Ab Xasan daaci) hal-abuur badan oo soomaaliyeedna ka qayb qaateen ayaan  aniguna   intii  ilaah iga waafajiyo  idiin soo gudbin doonaa gabaygiina waa kan ee Bogasho wacan:   1.   Sa,da gabayga siinkiyo ha’diyo, woowga sadarkiisa 2.   Indhawayto maan sugin [...]

May 16 2012 | Posted in Articles | Read More »

Hanbalyo Meher: Abdirazaq Haji Ibrahim Iyo Marwadisa Warda Abdi Hassan

Hanbalyo Meher: Abdirazaq Haji Ibrahim Iyo Marwadisa Warda Abdi Hassan

  Dhaman REER Cabdilahi Muse Iyo Reer iIlkacase Dal iyo dibadba waaxay Hanbalyo Meher u dirayaan Abdirazaq Haji Ibrahim Iyo Marwadisa Warda Abdi Hassan. Ayeeyo Casha Abokor Warmooge Hooyo Sahra Abdilahi Xasan Habaryar Safiya Cabdilahi Xasan Habaryar Carfi cabdilahi xasan Habaryar Kinsi cabdilahi xasan Habaryar Amina Cabdilahi Xasan Abti Farxan Cabdilahi Xasan – Farxan ilkaCase [...]

May 16 2012 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »

Hambalyo Meher Wacan: Boqorka Abdirazaq Haji Ibrahim Marwadiisa warda cabdiraxamaan xasan

Hambalyo Meher Wacan: Boqorka   Abdirazaq Haji Ibrahim    Marwadiisa  warda cabdiraxamaan xasan

  Hambalyo meher wacan Boqorka   Abdirazaq Haji Ibrahim    Marwadiisa  warda cabdiraxamaan xasan   oo meherkoodu ka dhacay magalaada madaxda  ee gobolka  togdheer burco,manta oo ay tahay bishi 16 may 2012   Dhammaan dadka  halkan hoose ku qorani waxay Hanbalyo iyo boogaadin aan lasoo koobi karin u dirayaan Meherka Abdirazaq Haji Ibrahim    Marwadiisa  warda cabdiraxamaan xasan   oo meherkoodu ka dhacay magalaada  ee gobolka  togdheer burco Zaki Abdi bacaw iyo [...]

May 16 2012 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »

Aroos Wacan: boqorka iyo boqorada Cabdicasiis Cabdiraxmaan Jaamac Iyo Samsam Axmed Jaamac

Aroos Wacan: boqorka iyo boqorada  Cabdicasiis Cabdiraxmaan Jaamac  Iyo Samsam Axmed Jaamac

Aroos Wacan Eedo Cadar Xuseen Iyo Dhammaan reer Cabdiraxmaan Jaamac oo kala ah; Fatxiya Cabdiraxmaan, Hodan Cabdiraxmaan, Mukhtaar Cabdiraxmaan, Khaalid Cabdiraxmaan, Maxamed Cabdiraxmaan, Mustafa Cabdiraxmaan, Faysa Cabdiraxmaan, Faaduma Ducaale Xadi. Dhammaan Dadkan oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibediisa. Waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi Karin hawada u marinayaan boqorka iyo boqorada Cabdicasiis [...]

May 16 2012 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »

DOQON BAAN GEF IYO GARAN KA U GEEYSTAY HADIMADA ABAALKANA GUDAYNIN. By: RASHIDA SULEIMAN JAMA.

DOQON BAAN GEF IYO GARAN KA U GEEYSTAY HADIMADA ABAALKANA GUDAYNIN.  By: RASHIDA SULEIMAN JAMA.

Hadii aad u fiirsato madaxweyne siilanyo shacabka reer somaliland ayaa halkaa uu maanta joogo ku keenay cod aqlabiyada, iyaga oo halkudhigyadooda ay kamid ahaayeen inbadan  ayuu u soo samray kursigan xaqna wuu u leeyahay ee aan saaro maanta iyo isbedal aan helo isbedlkiina waxa uunoqday sidaa aad maanta wada aragtaan akhristayaal. Hadaba waxa iswaydiin leh [...]

May 16 2012 | Posted in Articles | Read More »

HANBAALYO MEHER : Mudane Abdirisaq xaaji ibraahim Abdulaahi iyo Marwo Warda Abdi Xassan

HANBAALYO MEHER : Mudane Abdirisaq xaaji ibraahim Abdulaahi iyo  Marwo Warda Abdi Xassan

Waxaan halkan Hanbaalyo iyo Duco uu marinaya Mudane Abdirisaq xaaji ibraahim Abdulaahi iyo  Marwo Warda Abdi Xassan oo Maanta oo Taariikhdu tahay 16.05.12 Meherkoodu ka Dhacay  Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco, dhamaan dadka hoos ku qoran waxaay leeyihiin   Mudanaha iyo Marwadaba Noqda labadi isku wara Ubad khayrqabana kala hela  aamiin Dadkan kala ah Abdirahman Ahmed [...]

May 16 2012 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »

Gabay.. Curraaf Abwaan, suleymaan kooreeye.

Gabay..    Curraaf Abwaan, suleymaan kooreeye.

Cir onkodey daruur cugantay iyo heegadoo curatay Calcalyada xareedoo bankiyo wadhan dixdii ceeri Ceelafweyne iyo dogoble oo biyo la ceegaaga Geedahoo curdina iyo dhirtoo wada cagaaraysa Nin cirbiida dhaanka u raraa cuddan u sii guurye Nimcadaa cigcigan ruuxii uu kibir ka ciideeyo Ee ceegi oomane degee cuudku ka haraaday Inuu tiisa ciilkaambiyaa way u cugantaaye [...]

May 16 2012 | Posted in Articles | Read More »

Nabada Muhiim ah By: Mukhtar Cilmi

Nabada Muhiim ah By: Mukhtar Cilmi

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga oodweynenews.com   Sida la wada ogsoon yahay inuu amnigu yahay tiirka ugu muhiimsan aayaha bulshadda iyo dawlada ba, nabadgaliyo marka loogu dhaqmo waxa yimaada mustaqbal wacan iyo wax soo saar wanaagsan, Nabadu waa degenaasho, wada hadal iyo waliba wada shaqeeyn mudan.   Shalay [...]

May 16 2012 | Posted in Articles | Read More »

jsl waxay u afduuban tahay shrikado lacag haysta oo aan haddana sharciga oogoleyn. By: ibrahim isse omer

jsl waxay u afduuban tahay shrikado lacag haysta oo aan haddana sharciga oogoleyn. By:   ibrahim isse omer

waxaan aad iyo aad ugu xuumahay in aan marwaliba  maqlo dahabshill ayaa halkan qabsaday iyo dahabshillba leh halkan ha la siiyo isaga oo marwaliba  hadana shacri daro wax ku doonayo ,wax doonka dahabshiil waxaa ka horeya in guud ahaan la dejiyo distoorka wax kala haga inkasta oo distoorkiiba qayb ahaanba la burbuiyey sida qaybihii kala socayey somaliand iyo somalia oo [...]

May 16 2012 | Posted in Articles | Read More »