Waxaan maanta halkan idiinku soo gudbinaynaa aan ku soo qaadanay sawir kartoonka Todobaadkan Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Xisbiga Kulmiye, hadal maleh … Qore:- Weriye Cumar shide, Oodweynenews.com.
Waxaan maanta halkan idiinku soo gudbinaynaa aan ku soo qaadanay sawir kartoonka Todobaadkan Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Xisbiga Kulmiye, hadal maleh … Qore:- Weriye Cumar shide, Oodweynenews.com.
May 18 2013 | Posted in Community, Media, News | Read More »
Sidii ajandeheenu ahaa inteenii la socotay qormooyinkii hore, waxaynu sii anbaqaadaynaa lafa-guridii doorashaii golaha deegaanka, waxaana inugu kalifay xirsi oo doorashadaas maal iyo nool iyo magacba hoos u dhigtay meeqaamka Somaliland , ku faanay isagoo gabaygiisiina ku sheegay in uu ku mutay doorashadaas magac iyo maamuus,sababtuna ay tahay in minqiyaaskii ay ku kala saari lahaayeen [...]
May 17 2013 | Posted in Community, News | Read More »
May 17 2013 | Posted in Community, News | Read More »
Waxaan halka idiinku soo gudbinaynaa Todobaad kasta barnaamijka xiisaha leh ee Bandhiga Somali Channel ee ay soo saarto Deeqa Qaloonbi, todobaadkan ee Daawasho wacan.
May 17 2013 | Posted in Community, News | Read More »
Waxan maqli jiray markan yaraa sheeko ku saabasan nolosha reer migga, taas oo la isku hal-xidhaalayn jiray marka la ciyaaraayo Googaa-Cadalee, taas oo ah waa maxay qofka la yidhaaho “Xoolo-Huno?” oo micna-heedu yahay, qofka dacaya xoolaha la raaciyo, ee qar ka halaabaan, kuwo dacawo ka cunto oo ay naylaha yaryar oo dhan badhidda goosato, in [...]
May 16 2013 | Posted in Articles, Community | Read More »
Guud ahaan gobolada Somaliland waxa 18 May oo Sabtida ku beegan looga dabaal degayaa sannad guurada 22aad ee ka soo wareegtay la soo noqoshada Madaxbanaanida Somaliland oo magaalada Burco lagaga dhawaaqay shirweyne ay isugu yimaadeen Beelaha Somaliland 18 May 1991. Dib ula soo noqoshada Madaxbanaanida Somaliland, waxa ay ka dambaysay halgan qadhaadh oo Ururkii SNM oo [...]
May 16 2013 | Posted in Community, News | Read More »
Waxaynu ku soo dhex jirnay doorashadii golaha deegaanka ee soomaliland oo uu ina galiyay gabaygii xirsi ee markuu is amaanaayay uu yidhi waxaan ahay darwiish sheeganooy rag isla daaleene markay xaajo kala daadatooy dacalo dheeraato ooy daruuraha kortay daafta imanwaydo waxaan ahay ninkii loo diree soodawaynkara hadaba waynakii qormooyinkii hori ku fasirnay [...]
May 16 2013 | Posted in Community, News | Read More »
Hargeysa (OWN)- Suldaan Max,ed Muse Nuur Abu Sufyaan oo kamid ah Salaadiinta ugu da,da yar Somaliland gaar ahaan Bulshada gabooye ayaa baaq ku wajahan Adkeynta Nabadgalyada iyo ka fogaanshaha Macsida Alle inaga xaaraantimeeyey u diray Bulshada Somaliland ee ku kala sugan daafaha Dunida Suldaan oo qoraal rasmi ah na soo gaadhsiiyey ayaa waxaa uu u [...]
May 15 2013 | Posted in Community, News | Read More »
Warbixin Dheer Oo Aanu Ka Diyaarinay Sida Loogu Diyaar Garoobayo 18ka May 22 Guurada Ka soo Wareegtay Markii Aynu dib ula Soo Noqonay Xorimeddna OODWEYNENEWS oo Dad waynaha Caasimada Ayaa Waydiiyay Sida loogu diyaari Garoobayo Dhagaysi Haboon:- [Audio clip: view full post to listen]
May 15 2013 | Posted in Community, News | Read More »
Waahwaah, Waxaan idiin soo gudbinaynaa Hees cusub oo ah Heestii ugu danbaysay uu soo saaro Fannaankii qaliga ahaa Iid Jaamac Batalaale oo heesihiisa aadka looga jecel yahay , Heestan oo la magac baxday Hablaha Somaliland. Waxaana Ereyada Abwaan Cismaan Cali Bullaale, Muusigii siciid Sulbul, Codkii macaanaa Fannaanka Iiid Jaamac Batalaale , iyo iskudubaridkii Bali shire [...]
May 15 2013 | Posted in Community, News | Read More »