WAAHWAAH, Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa hees wadani ah oo loogu talo galay xuska 18 May oo fooda inagusoo haysa,waxana markii u horaysay farxada xuska 18 may awgeed isku hawlay heestan cusub dhalinyarada da’da yar ee Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) ku nool. Dhalinyaradaas soo saaray heestan macaan , Waxa heesta curiyay abwaanka da’da yar Faysal [...]




































