Home » News You are browsing entries filed in “News”

Xisbiga UCID Oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah U Sameeyey Musharax U Taagan Golaha Deegaanka Hargeysa

Xisbiga UCID Oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah U Sameeyey Musharax U Taagan  Golaha Deegaanka Hargeysa

Hargaysa (OWN)-  xisbiga mucaaridka ah ee  UCID ayaa maanta  xaflad soo dhaweyn ah u  qabtay musharax   u taagan golaha deegaanka Hargeysa taas oo maanta xaflad loogu sameeyey magaalada Hargeysa . Munaasabaddan loogu soo dhaweynaayey musharax  Cabdinaasir Maxamed  Dacar  oo ah musharaxa cusub ,u gu horeyn waxaa halkaa hadalo dardaaran uga jeediyaya musharaxa golaha deegaan  chief [...]

May 17 2012 | Posted in News | Read More »

Qurbajooga Bariga Hargeisa Oo Shir Isugu Yimi Maanta Dawladana Canaan Usoo Jeediyey

Qurbajooga Bariga Hargeisa Oo Shir Isugu Yimi  Maanta Dawladana Canaan Usoo Jeediyey

Qurbo joogta beesha Bariga Hargeisa ee ku nool wadanka Sweden Oo Maanta Shir iskugu yimid ayaa waxay ka soo saareen goaamo muhiim ah.in ay qaranimada iyo jiritaanka soomaaliland yahay muqadis iyo lama taabtaan nabadana laga wada shaqeeyo Beeshu waxay ka xuntahay Dhacdadii foosha xumayd ee ka dhacay beriga magaalada ee xaafada New Hargeisa Ee dawladu [...]

May 17 2012 | Posted in News | Read More »

Isbedelka Horumar ee Ku Yimi Dekada Berbera. Faallo: Guuleed Iiman Maxamed.

Isbedelka Horumar ee Ku Yimi Dekada Berbera. Faallo: Guuleed Iiman Maxamed.

Dekada Berbera oo ah Halbawalaha Dhaqaalaha Dalka Somaoiland, isla markaana ay wax kal soo degaan Dalal badan oo geeska Afrika ah, Sida Itoobiya Somaliya, Kenyo iyo waliba Konfurta Sudan o iminaka iyana Xidhiidhkeeda la sugayo, iyo meela kale oo ka mda mandaqada Geeska, soona martay marxaldo badan iyo maamulo kal duwan, waxa ay mudooyinkii uu [...]

May 17 2012 | Posted in News | Read More »

Siyaasiga Cali Waran –Cadde Oo Ka Hadlay Kooxo Salaasadii Ay Iska Horyimaadeen Ciidamada Dowlada Beriga Hargeysa Oo lagu Xukumay Dil Iyo Xabsi Daa’in

Siyaasiga Cali Waran –Cadde Oo Ka Hadlay Kooxo Salaasadii Ay Iska Horyimaadeen Ciidamada Dowlada  Beriga Hargeysa Oo lagu Xukumay Dil  Iyo Xabsi Daa’in

 Hargeysa (OWN)-“ waxaan in badan isku dayey in aan nabad ku dhammayno sida ku wii horeba aan nabad ugu dhammayno , in ciiddanka meesha la soo dejiyana aniga laftaydu qaby ayaan ka ahaa, laakiin dhibaatadu waxay ka dhacday isfaham la’aan  dadka dhulka ku dacwiyaya iyo xukuumadda ah   “ ayuu yidhi Cali Maxamed  oo maanta shirjaraa’id [...]

May 17 2012 | Posted in News | Read More »

JAALIYADDA SOMALILAND EE KOONFUR AFRIKA OO SOO DHAWEYEY WASIIRKII HORE EE ARIMAHA DIBADA SOMALILAND

JAALIYADDA SOMALILAND EE KOONFUR AFRIKA OO SOO DHAWEYEY WASIIRKII HORE  EE  ARIMAHA DIBADA SOMALILAND

JOHANNESBURG(OWN)-   Waxa shalay lagu soo dhaweyey airport ka caalamiga ah ee  OR tambo ee magaalada Johannesburg wasiirkii hore ee arimaha dibada Somaliland MR ABDILAHI MOHAMED DUALEH. Isagoo ka soo kicitimay koonfurta sudaan si uu uga qayb galo xafladda 18 MAY EE KA dhici doonta maalinta sabtida ee 19 may magaalada Johannesburg.iyadoo ay ka soo qayb gali [...]

May 17 2012 | Posted in News | Read More »

Warar Shabakadan Caalamiga Ah Ee Oodweynenews Ay ka Heshay illo Xogogaal Ah oo Sheegay In Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo uu Safar Ugu Kicitimi Doono Dalka Ingiriiska Bishan MAY Dhamaadkeeda

LONDON(OWN)-  Warar xogogaal ah oo soo gaadhay shabakadan caalamiga ah ee Oodweynenews ayaa noo xaqiijiyey in Madaxweynaha dalka Somaliland Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu safar ugu kicitimi doono magaalada London ee dalka Ingiriiska Bishan MAY dhamaadkeeda,   Warkan oo aanu ka helnay illo xogogaal ah ayaa sheegay in Madaxweynuhu uu safarkaa ugu kicitimi doono [...]

May 17 2012 | Posted in News | Read More »

SAWIRKA MAANTA. Dr; HO oo Dhul Barwaaqo Ah Degey Salaad Horena Reerkii Kalla Diraya!!

SAWIRKA MAANTA. Dr; HO oo Dhul Barwaaqo Ah Degey Salaad Horena Reerkii Kalla Diraya!!

Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews waa sawir aad u qurux badan oo muujinya Reero degen dhul aad u qurux badan iyadoo billicda dhulkaa ay soo saartay buurta ku gadaaman, Hadba odeygii Reerka oo kalla diraya reerkaa si,ay u gutaan shaqo maalmeedkooda, Odeygan gacanta taagaya ayaan u malleynayaa inuu yahay [...]

May 17 2012 | Posted in News | Read More »

Al-Fanaan Feysal Kaash oo Soo Saaray Hees Cusub Waa Ereyadii Abwaanka Weyn Ee Axmed AXDA

Al-Fanaan Feysal Kaash oo Soo Saaray Hees Cusub Waa Ereyadii Abwaanka Weyn Ee Axmed AXDA

Dhageystayaasha qiimaha mudan waxaan halkan idiinku soo gudbinaysaa Hees aad u yalaab leh oo uu soo saaray Abwaanka weyn ee Axmad Cabdillaahi (AXDA) Waa Muusigii Kamaaludiin & Tumistii Mustafe Karaama, Heestan waxaa laxanka saaray isla markaana ku luuqeynaya Al-Fanaan Feysal  Kaash. Hadaba Nagulla Raaxeysta Heestan Macaan ee Kasoo maaxatay maskadii Abwaan Axda, [Audio clip: view [...]

May 17 2012 | Posted in News | Read More »

Jaamacad Culuumta Badda Ee Berbera Oo Qalabkii Ugu Horeeyay Maanta La Soo Gaadhsiiyey Intii Maamulka Gobolku La wareegay.

Jaamacad Culuumta Badda Ee Berbera Oo Qalabkii Ugu Horeeyay Maanta La Soo Gaadhsiiyey Intii Maamulka Gobolku La wareegay.

Berbera(OWN)- Jamacada Culuumta Badda ee Magaalada Berbera oo iyadu modooyinkii u danbeeyayba xidhnayd, isla markaana ay ka socdeen hawlo dibu u dhis oo balaadhan, oo Maamulka Gobolka Saaxil uu kharashka ku baxay bixiyey, ayaa manta qalabkii waxbarasho ee u horeeyay uu maamulka gobolku kala wareegay Shirkada Al Nuur Furniture, qalabkan oo isigu jira Kuraas iyo [...]

May 16 2012 | Posted in News | Read More »

Halkan Daawo:Wasaarada Waxbarashada Somaliland oo Beenisay in Ardaydii Imtixaanka Galaysay ee Gobolka Sool ay Tageen Buuhoodle

May 16 2012 | Posted in News | Read More »