Home » News You are browsing entries filed in “News”

SAWIRKA MAANTA. Biyo Ajay Ah & Wiil Yar oo Beerka Ku Cabaya

SAWIRKA MAANTA. Biyo Ajay Ah & Wiil Yar oo Beerka Ku Cabaya

Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews waa sawir aad u qiimo badan oo muujinaya wiil yar oo beerka ku cabanaya biyo ajay ah oo meel dhoobo ah ku dhex jira, Wiilkan yar ayaay ka muuqataa baahida uu biyaha u qabo & baqdinta uu ka qabo meesha oo dhooqo ah taasoo [...]

June 20 2013 | Posted in News | Read More »

HOOYO Waa Maanso Ka Hadlaysa Qiimaha Hooyada & Abwaan Jaamac Oogle (Caano Boodhe)

June 20 2013 | Posted in News | Read More »

NASHADA CAAWA. Gabadhaydaa ii sheegtay Sheeko Aad u Qosol Badan & Majaajileystayaasha Qarnigan Jawaan & Sooraan

June 20 2013 | Posted in News | Read More »

Xafladii 18MAY Ee Magaalada Jönköping Sweden & Shahaado Sharaftii Lagu Gudoonsiiyey Xildhibaan Ifraax Cali Kirix & Wareysi Aanu La Yeelanay

June 20 2013 | Posted in News | Read More »

Faallo (Isdultaag) Mugleh Oo ku Saabsan Gabaygii Xirsi(Q 29aad)

Faallo (Isdultaag) Mugleh Oo ku Saabsan Gabaygii Xirsi(Q 29aad)

Hadaba intaynaan bilaabin seef la boodnimada madaxweynaha aynu kalmad yar ka nidhahno samirka iyo ahmiyadiisa dhinaca islaamka. waxaynu qormooyin hore ku soo qaadanay tusaalayaal farabadan oo aynu ku sheegnay rag samray oo ay soo mareen dhibaatooyin aad u daran markaas waxba ku noqon mayno in aynu ka bixino tusaalayaal lakiin waxaynu eegaynaa hal aayad iyo [...]

June 20 2013 | Posted in News | Read More »

Halkan Ka Daawo:Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo Ka Warbixyay Kulamo uu Burco Kula Qaatay Cuqaasha iyo Waxgaradka Gobolka Togdheer

June 19 2013 | Posted in News | Read More »

Madaxweynaha dalka Ghana oo Marti qaad uu Fidiyey Mudane Hussein AL-ishaqi oo qaabilsan qaybta horumarinta Africa iyo Madaxwaynaha Ghana oo Balan qaday In u Madaxwaynaha Somaliland Boqasho ku Yimado Ghana

London(OWN)-  Shirkadaha horumarinta ee DVK ee u madaxa ka yahay Mudane Deepak oo u wehelinayo Madaxa horumarinta qaybta Mashaariicda Afrika (African Development fund) ee Hussein AL ishaqi ayaa dhawaan ku tagay socdaal shaqo dalka Ghana sidii looga wada hadli lahaa mashaariic horumarineed oo laga hirgalinayo dalka Ghana. Mudane Hussein AL-ishaqi oo qaabilsan qaybta horumarinta Africa [...]

June 19 2013 | Posted in News | Read More »

Guddoomiyaha Jaamacadda Bariga Africa Prof, C/risaaq Hiirad Maxamed iyo ku xigeenkiisa Sh, Maxamed Macain Axmed ayaa Booqday Machadka Ibnu Teymiya ee Degmada Carmo ee Gobolka Bari

Guddoomiyaha Jaamacadda Bariga Africa Prof, C/risaaq Hiirad Maxamed iyo ku xigeenkiisa Sh, Maxamed Macain Axmed ayaa Booqday Machadka Ibnu Teymiya ee Degmada Carmo ee Gobolka Bari

Guddoomiyaha Jaamacadda Bariga Africa Prof, C/risaaq Hiirad Maxamed iyo ku xigeenkiisa Sh,Maxamed Macalin Axmed ayaa waxay booqdeen Mac-hadka Ibnu Teymiya oo dhowaan laga furay Degmada Carmo ee Gobolka Bari, Madaxda Jaamacadda Bariga Africa ayaa waxaa halkaasi ku soo dhoweeyey Maamulaha Machadka  Ibnu Teymiya Ustaad Maxamuud Maxamed Saafi  iyo qaar ka mida Guddiga sare ee Machadka [...]

June 19 2013 | Posted in News | Read More »

Dallada SYNA oo Warsaxaafadeed ka soo saartay Dhibaatooyinka Dhalinyarada ku habsaday Wakhtiyadan Danbe ee isugu jira, TAHRIIBKA, QABYAALADDA IYO SHAQO LA’AANTA.

Dallada SYNA oo Warsaxaafadeed ka soo saartay Dhibaatooyinka Dhalinyarada ku habsaday Wakhtiyadan Danbe ee isugu jira, TAHRIIBKA, QABYAALADDA IYO SHAQO LA’AANTA.

Dalada SYNA oo Warsaxaafadeed ka soo saartay Dhibaatooyinka Dhalinyarada ku habsaday Wakhtiyadan Danbe ee isugu jira, TAHRIIBKA, QABYAALADDA IYO SHAQO LA’AANTA. Dhalinyaradu waxay ka mid tahay Tiirarka Qaran walibak u taagan yahay, waxan waddanka Somaliland dhalinyarteedu astaan u noqonayaan guud ahaanba dhalinyarada afrika iyo caalamka kale, haddii la helo  dhalinyaro iskuduuban oo isku hadaf ah, [...]

June 19 2013 | Posted in News | Read More »

Xukuumada Holland Oo Debcisay, Hab-dhaqankii Dadka Dawcadahooda Magangelyo La Diido.

Xukuumada Holland Oo Debcisay, Hab-dhaqankii Dadka Dawcadahooda Magangelyo La Diido.

Holland:(OWN) Mudadii ay xukuumada wadaaga ah ee haatan haysa talada dalka Netherland xilka haysay, waxay soo saartay sharci dhigaya in dhamaan dadka codsigooda magangelyo la diido iyo kuwa kale oo dalka ku soo gala sifo sharci-daro in xabsiga la dhigo. Xataa hadii aad iska soo dhiibto madaarka oo aad ku soo gashay wadanka sifo sharciga [...]

June 19 2013 | Posted in News | Read More »