OWN: Halkan Ka Dhegasyta Suldaan Aanu Caawa Ka Waraysannay Isu-soo-bixii Ka Dhacay Xaafadda New-Hargeysa
Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa wararaysi aanu caawa ka qaadnay Suldaan Maxamuud Xaaji Cabdi Xirsi oo xilligaa ku mashquulsanaa kala kaxaynta dadkii gadoodsanaa ee isugu soo baxay waddada xaafadda New-hargeysa, ee dhagaysi wacan:- [Audio clip: view full post to listen] AMA HALKA KA DHAGAYSO Oodweynenews.com/Hargeysa Office
OWN: Halkan Ka Dhegaysta Waraysiyo Aanu Ka Qaadnay Qaar Ka Mid Ah Dadka Ku Dooda Inay Leeyihiin Goobtii Uu Shalay Dagaalku Ka Dhacay Ee Hargeysa
Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysiyo aanu ka qaadnay Siciid Cabdilaahi Maxamed iyo Cali Qodax Cigaal oo ka mid ah dadka ku doodaya inay leeyihiin meeshii uu shalay dagaalku ciidanka qaranka iyo dadka shicibka ah ku dhexmaray, oo dawladdu sheegtay inay xero ciidan tahay, hasayeeshee labadan qof ee aanu waraysannay ay ku [...]
OWN: Halkan Ka Dhegaysta Waraysi Aanu Maanta Ka Qaadbay Suldaan Yuusuf M. Xiiray Oo Aanu Ka Warasannay Waxay Ka Qabteen Iska Hor Imaadkii Shalay Ee Ciidanka Iyo Shacabka.
Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi aanu maanta ka qaadnay Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray oo ka mid ah salaadiinta dadka shacabka ah ee dagaalku shalay dhex maray ciidanka qaranka dhulka ay shaqaaqadu ka dhalatay ee ciidanku xerada ka samaystay, ee dhagaysi wacan:- [Audio clip: view full post to listen] AMA HALKA [...]
Kalsoonida Bulshada Ceerigaabo Ka Muujiyeen Hawlgallada Amniga Ee Boliiska.
Ceerigaabo(OWN)- Muddo ku siman dhawrkii bilood ee ugu danbeeyey ayaa kasokow isku xidhnaanta dhexdooda ah waxa si weyn wax isaga beddeleen hawlgalaha dhinaca amniga gudaha Ceerigaabo ee boliisku gacanta ku hayaan taasoo loo aanaynayo boliiska oo si weyn kor ugu qaaday wax badanna ka beddeley sidii xilliyadii hore ay u shaqayn jireen. Waxa xusid [...]
Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Maareeyaha Dekada Berbera Oo Tababar u Soo Gabagabeeyay Saraakiil Sar ooDekada Berbera kaTirsan +SAWIRO.
Berbera(OWN)- Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamuud Cali SaleebaN(Ramaax), iyo Maareeyaha Dekada Berbera Eng Cali Cumar Maxamed(Cali Xoor Xoor), ayaa manta Huteel Maansoor ee Magaalada Berbera Tababar socday mudo shan maalmood ah, ugu soo gabagabeeyay Saraakil Sar sare oo Dekada Berbera ka tirsan, sida Maareeyayal ku xigeenada iyo Agaasime waxaadyada Dekada Caalamiga ah ee Berbera. Tababarkan oo [...]
Muddaharaad Ka Dhan Go’aankii Maxkmada Derejada 1aad Ee Ciidamada Somaliland Oo Goordhayd Ka Socda Xaafadda New- Hargeysa
Hargeysa (OWN)- Muddharaad ay soo abaabuleen dad ka gadooday go’aankii maxkamada derajada 1-aad ee ciidamada Somaliland ee isugu jiray dilka iyo xabsi daa’imka ee ay ku riday dadkuu shalay la dagaallmay ciidanka qaranka, ayaa goor-dhawayd ka dhacay xaafadda new-Hargeysa ee degmada Gacanlibaax ee bariga magaalada Hargeysa. Isu-soo-baxan oo ahaa mid ku bilawday xamaasad isla markaana [...]
Kullan ku aadan shuruucda Saxaafadda Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay + SAWIRO
Muqdisho (OWN)- Kullankani oo ahaa mid ay isugu yimaadeen wasiiro ka tirsan xukuumadda KMG Soomaaliya iyo Sidoo kale maamulada warbaahinta ayaa maanta waxa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho. Waxaa kasoo qeeyb galay wasiirka warfaafinta xukuumadda KMG Soomaaliya C/qaadir Xuseen Maxamed jahweyn Wasiirka Dastuurka Iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda KMG Somaaliya C/raxmaan Xoosh jabriil iyo Sidoo [...]
FAALLO: DULMI DIIDOOW DULMI DOON HANOQONIN!
Waxaa hubaal ah in dadkan iyo dalkaniba ay soo galeen dagaal dheer ,oo nafo badan iyo hanti aad ufara badanbalagu waayay dagaalki dheeraa ee lala galay dowladii siyaad bare. Iyadoo qofwaliba niyada uu kuhaystay in hadii uusiyaad bare tago ,oo ay dowladiisu dhacdo in dadku ay galidoonaan nabad gelyo waarta iyo dowlad dadkeeda daryeesha.Taasi [...]



























