Waxaanu Tacsi Tiiraanyo leh U-direynaa Qoyskii iyo Qaraabadii u ka tegay Marxuun Mohamoud Abdillahi Haji ali oo ku-magac-dheera Dr ( Food-cade ) Waxaanu iyagana Tacsi taa la mid ah u-direynaa Bahda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Somaliland. Marxuunkan oo Shaley lagu Aasey Magaalada Hargeysa wuxuu ka mid ahaa dadka tirada yar ee Somaliland Aqoonta–sare- ka [...]









